Xubno ka tirsanaa Shabaab oo howlgal lagu dilay iyo kuwa kale oola qabtay
KISMAAYO (SMN) - Ugu yaraan 32 ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa lagu dilay 3 kalena nolosha ayaa lagu qabtay kadib howlgallo ay ciidanka Danab ee...
Cali Guudlaawe oo furay kalfdhiga 16-aad ee Baarlamaanka HirShabelle + Sawirro
JOWHAR (SMN) - MadaxweynahaHirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle.
Munaasabadda furitaanka waxaa...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo booqday Ceelasha Biyaha iyo Lafoole
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Kormeer ku tagay Duleedka Degmada Garasbaaley, Deegaanka Ceelasha...
Sawirro: Xildhibaanadii ugu badnaa oo isugu tegay Jowhar + Ujeedka
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa caawo munaasabad...
Wararkii ugu dambeeyay wada-hadallada u socdo Soomaaliya iyo Itoobiya
ANKARA (SMN) - Wafuud ka kala socota Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa weli wada-hadallo uga socdaan magaalada Ankara ee dalka Turkiga, kuwaas oo ka wada...
Ra’iisul wasaare Xamza oo abaalmariyay saddex dhalinyaro ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex dhallinyaro ah oo naftooda u...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Rwanda + Sawirro
KIGALI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Rwanda Mudane Paul Kagame oo...
Wararkii ugu dambeeyay howlgallo ka socda duleedka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo maalintii saddexaad oo xiriir ah ka socda duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Ceelasha...
Madaale iyo wasiirka arrimaha gudaha oo booqday dhul la burburiyay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa...
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay madaxa UNDP ee Somaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta la kulmay madaxa UNDP ee Somaaliya Mr. Lionel Laurens.
Labada masuul ayaa...














