Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Danjire Jibriil oo safaaradda Nairobi kusoo dhaweeyay gudoomiyaha Aqalka Sare

NAIROBI (SMN) - Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya iyo qaar ka mid ah diblomaasiyinta Safaaradda ayaa xarunta ku soo dhaweeyay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweyne Biden

NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka...

Ciidanka Puntland oo gacanta kusoo dhigay nin loo haysto burcadbadeednimo

GAROOWW (SMN) - Hawlgal ay si wadajir ah ufuliyeen Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Saldhiga Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal iyo Ciidanka PMPF ayaa...

Ra’iisul wasaare Xamza oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Imaaraadka Carabta + Sawirro

NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan madasha kalfadhiga Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa kulan...

Hay’adda SoDMA oo is-afgarad muhiim ah la saxiixatay qaar kamid ah jaamacadaha dalka

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa is-afgarad la xariira cilmi-baarista musiibooyinka, tababarrada iyo soo saarista cudud shaqaale oo taqasus u leh cilmiga maareeynta...

Madaxweyne Xasan oo madaxtooyada ku qaabilay dhalinyaro + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed, isaga oo...

Sawirro: Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabista Taliye Asad Diyaano

MUQDISHO (SMN)  - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kualankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda...

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay geerida Sheekh Maxamed Sheekh Cabdullaahi

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, culimaa’udiinka, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu...

Ciidamada DF oo weeraray goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab + Khasaaraha

AWDHEEGLE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka ay howlgal culus ka fuliyeen aagga degmada...

Xamza oo kulan xasaasi ah New York kula yeeshay Molly Phee + Sawirro

NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxaa UU magaalada New York kulan kula yeeshay, Molly...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Guddiga Midowga Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Accra, Ghana – Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la yeeshay...

Villa Soomaaliya oo sheegtay in ay socdaan xiriirrada dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran

Muqdisho – Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran, taas oo qeyb ka...

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan sagootin iyo mahadcelin ah la yeeshay Taliyaha Guutada 45-aad...

Baraawe – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan isugu jiray mahadcelin iyo sagootin la qaatay Col. Dr. Justus...