Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul wasaare Xamza oo maanta u ambabaxay dalka Ciraaq

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jamhuuriyadda...

Hoggaamiyaha SSC oo kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan Dawladda Federaal ka Soomoaliya, iyagoo...

Ciidamada DF Soomaaliya oo howlgal ku dilay 10 ka tirsanaa Al-Shabaab

AFGOOYE (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal culus oo ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka ka sameeyeen...

Wasiir ku xigeenka W/Caafimaadka XFS oo la kulmay safiirka Sacuudiga

MUQDISHO (SMN) - Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Xildhibaan Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudi...

Madaxweynaha Mareykanka oo farriin usoo diray Soomaaliya

WASHINGTON (SMN) -  Farriin qoraal oo uu soo diray Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Joe Biden oo nuqul ka mid ah Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ay soo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan furinta dagaaalka

JOWHAR (SMN) - MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LABO MAALMOOD KU SUGAN SALDHIGGA MILATARI EE CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED EE DEEGAANKA WARGAADHI Wargaadhi, Luuliyo 03, 2024: Madaxweynaha...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo war kasoo saaray kalluumeysiga sharci darrada ah

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisulwasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inaan cidna laga aqbalayn Kalluumeysi sharci darro ah dowlado badanna lagu dacweeyay jiriifka ay...

Wararkii ugu dambeeyay dibad-baxyo waa wayn oo ruxay magaalada Nairobi

NAIROBI (SMN) -  Bannaanbaxyo kale oo rabshado watay ayaa Talaadadi shalay ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya oo ay ku jirto magaalada caasimadda...

Maraakiib dagaal oo ay leeyihiin Midowga Yurub oo kusoo xirtay xeebaha Puntland

BOOSAASO (SMN) - Agaasime Ku-xigeenka Guud ee ciidamada PMPF Mudane Maxamuud Silaal Cumar oo ay weheliyaan Saraakiisha Sar-sare ee ciidamada PMPF ayaa kulan kula...

Ciidamada DF oo soo furtay gaadiid ay Al-Shabaab ku xayireen Shabeelaha Hoose

AFGOOYE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen qaybo kamid...

WARAR KALE

Somalia humanitarian forum concludes in Mogadishu with focus on El Niño preparedness

MOGADISHU, Somalia — A humanitarian forum in Somalia concluded in Mogadishu on Thursday, focusing on preparations for the expected impact of Super El Niño...

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo xiray

MUQDISHO, Soomaaliya — Waxaa Muqdisho lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), kaas oo looga hadlay diyaar-garowga saameynta laga filayo cimilada Super...

Madaxweynaha Soomaaliya oo UN-ka ka digay saameynta xiisadda Hormuz

NEW YORK, Mareykanka — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ka sheegay in Soomaaliya si adag u taageersan...