Kooxo hubeysan oo saaka haweeney ku dilay magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa saaka aroortii hore haweeney la shaqeyneysay maamulka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen qeybo ka mid...

Sawirro: Rooble oo kulan la yeeshay safiirka cusub ee Midowga Yurub

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya. Labada dhinaca waxay ka...

DF oo warbixin kasoo saartay howlgallada sanadka qaatay ee ka socda dalka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdsiho ayaa faah faahin ka bixiyey guullaha Dowladdu ka...

Madaxweyne Xasan oo Dooxa kula kulmay saraakiil loo tababaray Somalia + Sawirro

DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay saraakiisha ciidamada cirka  dalka Soomaaliya ee ka qalin jabiyay Kulliyadda...

Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmada Dharkenley + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, oo maalmihii danbe waday afurin ay u sameenayso dadka dantayar iyo kuwa barakacyaasha ah...

SoDMA oo digniin ka soo saartay khatarta Roobabka iyo Duufaanta El-nino

MUQDISHO (SMN) - Roobab mahiigaan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ka da’aan dalkeenna si gaar ah goobaha laga cabsi qabo waxaa ka...

Senior police officer wounded in Mogadishu skirmish

MOGADISHU - The commander of the Haram'ad forces, Abdihamid Abdillahi Fanah, who was leading the elite police unite, was wounded in a clash...

WARAR KALE

Communique from the National Consultative Council Meeting in Mogadishu: A Step Forward for Somalia’s...

Mogadishu, May 14, 2024 - The National Consultative Council (NCC) convened in Mogadishu to discuss key issues affecting the nation's progress and security. Chaired...

Akhriso: War-murtiyeedka kasoo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAR-MURTIYEED 1. Hordhac Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo uu guddoomiyay Madaxweynaha J amhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Maamulka gobolka Shabeelaha Hoose oo ku baxay xiisad ka taagan Lambar Konton

AWDHEEGLE (SMN) - Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Mohamed Ibrahim Barre oo uu qeyb ka ayaa Xil-Hussein Ali Haji ayaa...