WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sidee R/W Rooble loogu soo dhoweeyey dalka Kenya?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka  Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaareen magaalada Mombasa ee dalka Kenya, halkaas oo si diirran loogu...

Maxay ka wada-hadleen Duqa Muqdisho iyo Safiirka Qatar?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowlada Qatar u fadhiya Soomaaliya...

Ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ku dilay gobolka Shabeelaha Hoose

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM maanta lagula beegsaday qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose. Qaraxa...

Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta u ambabaxay dalka Kenya

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxay Dalka Kenya, kadib markii uu Casuumaad Rasmi ah ka helay...

Ra’iisul wasaaraha XF oo la kulmay saraakiisha laamaha ammaanka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadalay amniga dalka la qaatay saraakiisha amniga si loo xoojiyo amniga guud wadanka...

Puntland oo shaacisay xilliga ay qabaneyso doorashada Aqalka Sare

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada maamul goboleedka puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay guddiga qabashada doorashada Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Guddigan ayaaa...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Nairobi

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa saacadaha soo socda ku sii jeeda gudaha magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, sida uu shaaciyey afhayeenka xukuumadda. Rooble ayaa wada-hadallo...

Qoo Qoor oo kulan la yeeshay guddiga doorashooyinka dalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay qasriga madaxtooyada ku qaabilay xubno ka socday Guddiga Hirgelinta doorashooyinka iyo guddiga Xalinta Khilaafkaadka...

Saciid Deni oo shaaciyey liiska xubnaha musharraxiinta ee Aqalka Sare

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska tartamayaasha kuraasta Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Sooomaaliya. Deni ayaa soo saaray 22 musharrax...

Somalia, Kenya agree to shore up ties

Somalia and Kenya have agreed to shore up their frosty diplomatic relations following a meeting in Mogadishu on Sunday between senior officials from the...

WARAR KALE

Somalia and Kenya Strengthen Ties with Landmark Agreements in Nairobi

NAIROBI, Kenya - In a move for regional cooperation, Somalia and Kenya have signed a series of groundbreaking agreements aimed at enhancing bilateral relations.   The...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixday heshiisyo dhaxal-gal ah

NAIROBI, Kenya - Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan...

Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre Visits Kenya for Bilateral Cooperation

NAIROBI, Kenya - In a significant move towards strengthening regional ties, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has arrived in Nairobi, Kenya, for the...