Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socdo Ururuka Jaamacadda Carabta ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si diiran garoonka Diyaaradaha ugu soo dhoweeyay Xoghayaha...

Wasiirkada cadaaladda oo shir la tashi ah ka furay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta furay shirka la tashiga bulshada rayidka ah ee...

Taliyaha Xoogga oo booqday kulliyadaha tababarka ciidamada Qatar + Sawirro

DOOXA (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo wehliyo Taliyaha Ciidanka Cirka ee XDS General Maxamuud sheekh Xasan (Dable...

Akhriso: Muxuu Farmaajo ka yiri falkii shalay lagula kacay Sheekh Shariif?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dalka, Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo qoraal soo saaray ayaa ka dhiidhiyay falkii shalay lagula kacay madaxweyne hore, ahna...

Digniin laga soo saaray diyaaradaha lagu khalkhal gelinayo hawada Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Hay'ad fadhigeedu yahay dalka Mareykanka oo OPS GROUP lagu magacaabo ayaa sheegtay in jahwwreerka ka taagan maamulka Hawada Soomaaliya ay khatar...

Gollaha ammaanka ee QM oo ka shiray xaaladda Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Waxaa shalay dowladaha Gollaha amaanka shir gaar ah ka yeesheen xaalada Soomaaliya iyo faragelinta dowlada Itoobiya ee madax banaanida dalka.   Ergayga...

Faah-faahinta: Qarax sababay dhimasho iyo dhaawax oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo sababay khasaare isugu jiro dhimasho...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay dhacdooyinkii u dambeeyay ee hawada

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , waxay la wadaagaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed; warsaxaafadeed la xiriira dhacdooyinkii u dambeeyay ee hawada Dalka iyo tallaabooyinka la...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ku tegay taliska Booliska + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka...

Itoobiya oo beenisay in Madaxweyne Xasan lagu carqaladeeyay Addis Ababa

ADDIS ABABA (SMN) - Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, Danjire Meles Alem ayaa beeniyay hadal ka soo yeeray Dowladda Soomaaliya oo ku saabsanaa ishortaag...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho Shaqo ku Tagay Itoobiya

ADDIS ABABA, Itoobiya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee...

SoDMA oo Muqdisho ka Furtay Shir Lagu Tijaabinayo Diyaargarowga El Niño 2026

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga Soomaaliya ee El...

Aljeeriya oo Qaramada Midoobay ka sheegtay in Israa’iil ay dooneyso inay kala qaybiso Soomaaliya

NEW YORK: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Aljeeriya, Axmed Attaf, ayaa sheegay in Israa’iil ay waddo dadaallo uu ku tilmaamay kuwo lagu kala qaybinayo Soomaaliya,...