Sawirro: Heshiis nabadeed oo la kala dhex-dhigay beelo ku dagaalamay Matabaan

Heshiis hordhac ah ayaa laga gaaray dagaal-beeleed beryihii dambeeyay ku dhexmarayay labo beelood oo walaalo ah tuulooyin iyo degaanno hoostaga degmada Matabaan...

Taliyaha ciidamada Xoogga oo ka hadlay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo saaka ka dhacay xerada tababarka ciidamada ee General Dhaga-badan oo...

Wasiir Fawziya oo qaadatay talaalka qeybta labaad ee Covid-19 + Sawirro

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Fawziya Abikar Nur ayaa maanta qaadatay Tallaalka COVID-19 qeybtiisa labaad. Si loo helo difaaca ugu...

Several killed in a bombing at Somali military base

A suicide bomber blew himself up at a military training camp in Somalia’s capital Mogadishu on Tuesday, police said.

Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho + khasaaraha

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay xero ciidamada lagu tababaro oo ku taalla Ex...

Ciidamada DF Soomaaliya oo la wareegay deegaano ku yaalla gobolka Sh/Hoose

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo weli howl-gallo ka wada gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la wareegay deegaano hor leh oo ku yaalla gobolkaasi.

Dowladda Soomaaliya oo QM u gudbisay dacwad ka dhan ah Kenya

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha Dagaalka Kenya...

WARAR KALE

Tragic Accident Claims Life of Puntland Parliament Member

GAROWE, Somalia  - In a somber turn of events, Ali Ahmed Mohamud, a respected member of the Puntland parliament, met with a fatal car...

Famaajo joins Political Leaders Unite in Opposition to NCC Meeting Outcome

MOGADISHU, Somalia  - In a surprising turn of events, former President Mohamed Abdullahi Farmajo has emerged as one of the opponents against the decisions...

Farmaajo oo ka horyimid go’aanadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran

MUQDISHO (SMN) - Madaxweyinihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxame Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka horyimid qodobada kasoo baxay shirkii golaha...