Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faah-faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goordhow ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho.   Qaraxa oo jugtiisa si...

Farmaajo oo si adag uga hadlay weerarka lagu qaaday xarumaha Shirkada Hormuud

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo war qoraal ah soo saaray ayaa hadlay khilaafka soo kala dhex-galay Hay'adda...

Guddoomiye Madaale oo qaabilay wafdi ka socday dalka Cumaan + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, casho sharaf ugu...

Wasiir Cali Balcad oo hortegay guddiga arrimaha dibadda ee Golaha Aqalka Sare

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Aqalka Sare isaga oo gudanaya Waajibkiisa shaqo, wuxuu xafiiskooda kulan kula qaateen Wasiir dowlaha ahna...

NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay war dhawaan ka soo baxay shirkadda Hormuud, kaas oo daba...

Ugaas Maxamed Samatar: C/rashiid Janan anigaa ah Ugaaskiisa waa la dilay

NAIROBI (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxay xaaladda wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirshdiid Janan oo markii ugu dambeysay ku sugnaa dalka...

Ha’yadda NISA oo weerartay xarumo ay leedahay shirkadda Hormuud

MUQDISHO (SMN) - Hey’adda Nisa AYAA  weerartay Xarumaha Shirkadda Hormuud ee Xamarweyne iyo Tareebiyaano, ayada dhex baxday maamulkii xarumahaasi.   Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkadda ayaa waxaa lagu...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay sarakiisha ciidanka ATMIS

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin ayaa kulan la qaatay...

Wasiir Been Beene oo qaabila wafdi ka socday dalka Qatar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene) oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka, Mudane...

Wararkii ugu dambeeyay ee howlgallada ka socda gobolka Mudug

CAAD (SMN) - Wasiirka warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi Shiiqow oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallada ka socda gobolka...

WARAR KALE

Madaxweynihii Hore ee Koonfur Galbeed Laftagareen oo Midowga Afrika uga Digay Faragelinta Khilaafaadka Soomaaliya

Baydhabo – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa si adag u beeniyay eedeymaha ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed lagu xiriirinayo kooxda...

Soomaaliya oo Ka Qeyb-gashay Kalfadhiga Degdegga ah ee OIC ee ka Dhacay Jeddah

Jeddah, Boqortooyada Sacuudi Carabiya – Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa hoggaamiyay wafdiga Soomaaliya ee ka...

Uganda oo 1,200 Askari u Ballanqaadday Ciidanka Caalamiga ah ee Gaza, Burundi-na Ka Fiirsaneysa...

KAMBALA - Uganda ayaa oggolaatay inay ciidamo gaaraya 1,200 oo askari ku biiriso Ciidanka Xasilinta Caalamiga ah ee la qorsheynayo in loo diro Gaza,...