Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul wasaare Xamza oo war kasoo saaray dilkii loo gaystay taliye Suulnuug

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed...

Dhulka la siiyay Itoobiya oo horay looga helay laba ceel oo shidaal ah

MUQDISHO (SMN) - Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga gudaha Soomaaliya, Maxamed Cali Xagaa oo u warramay warbaahinta ayaa si adag uga hadlay xadgudubka Itoobiya ee...

Madaxweyne Xasan oo saxiixay sharciga burinta heshiiskii Addis Ababa + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland,...

Taliye Suulnuug oo u dhintay dhaawac kasoo gaaray dagaal ka dhacay Mudug

CAAD (SMN) - Taliyihii Guutada 18-aad ee Gorgor Cabdi Maxamed Suulnuug ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray dagaal saaka ka dhacay duleedka deegaanka Caad...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen R/W Xamza iyo safiirka dowladda Sacuudiga?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya,...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal iyo duqeymo ka dhacay gobolka Mudug

CAAD (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal iyo duqeymo culus oo ka dhacay deegaanka Jeex-jeexa oo dhaca koonfurta...

Daawo Xildhibaan ilkacase “Gobolka Awdal oo dhan Itoobiya ayaa la siiyay”

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Ikacase oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xagdubka ay Itoobiya ku hayso arrimaha gudaha Soomaaliya, kadib...

Madaxweyne Xasan: Dhul Soomaaliyeed kama gor-gortamo xukunna kuma doorto

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo mar kale la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in marna uusan dhul Soomaaliyeed...

Madaxweynaha Soomaaliya oo wada-hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan ayaa uga mahadceliyey...

Odayaasha reer Saylac oo ka horyimid heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya

SAYLAC (SMN) - Odayaasha dhaqanka ee ku nool magaalada Saylac ee Somaliland ayaa si weyn uga soo horjeestay in dekadda magaladaasi lagu wareejiyo dowladda...

WARAR KALE

Somali, Djibouti presidents discuss security and regional stability

DJIBOUTI CITY, Djibouti — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Djibouti's President Ismail Omar Guelleh on Wednesday during a working visit focused...

SoDMA iyo UDHIS oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Gurmadka Musiibooyinka

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS),...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah...