Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo dhiggiisa Jabuuti? + Sawirro
JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kaga qeyb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-goboleedka IGAD ayaa kulan-doceed...
Turkiga oo soo saaray amar lagu soo xirayo wiilka madaxweynaha Soomaaliya
ISTANBUL (SMN) - Turkiga ayaa war cusub kasoo saaray shil dhimasho sababay, kaas oo loo haysto inuu ka dambeeyay wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya,...
Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay gaaray dalka Jabuuti
JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti.
Mudane Xasan...
Cali Xaaji oo la kulmay guddoomiyaha golaha caafimaadka dalka Baxreyn
MANAMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa kulan gaar ah la qaatay Gudoomiyaha Golaha...
Wasiir Juxa oo war cusub soo saaray kadib tallaabadii Baarlamaanka Puntland
GAROOWE (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha maamul goboleedka Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee maamulkaasi, gaar ahaan khilaafka ka...
Madaxweynaha JfS oo magacaabay lataliyaha arrimaha dib u heshiisiinta
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Dib...
Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degmada Hobyo + Ujeedka
HOBYO (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo hoggaaminaya wafdi sare ayaa soo gaaray Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.
Wafdiga madaxweynaha ayaa ka...
Soomaaliya oo ka qayb-gashay kulan weynaha Carabta iyo Jarmalka
MANAMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa magaalada Manama ee caasimada Boqortooyada Baxreyn kaga...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir oo baaq culus soo saaray
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Maddaale) ayaa ku baaqay in gacan laga geysto dib u...
Madaxweynaha JFS oo la kulmay khubaro milatari oo ka socday Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday dalka aan...















