Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Raggii Dhaqtarka iyo Macallinka ku dilay gobolka Galgaduud oo lasoo qabtay

GURICEEL (SMN) - Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa maanta gacanta kusoo dhigay afar eedeysane oo loo haysto dil maalin kahor ka dhacay deegaanka Ilix...

Muxuu yahay ujeedka shirka uu guddoomiyey R/W Xamza? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in xafiiska Ra’iisul Wasaaruhu uu hormuud u noqdo isbeddelka...

Turkiga oo war cusub kasoo saaray kiiska wiilka madaxweyne Xasan Sheekh

ISTANBUL (SMN) - Turkiga ayaa sharaxaad ka doonaya Soomaaliya kadib markii wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka dhoofay dalka kadib...

Soomaaliya oo xarunta QM ku qabanayso shir ku saabsan amniga Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah ku qabanaysa xarunta golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey shir ku saabsan...

Mataano ku geeriyooday dab xoogan oo ka kacay Degmada Dayniile

MUQDISHO (SMN) -  Faahfaahino dheeraad ah ahaa ahaa kasoo baxaya dab khasaare nafeed iyo mid hantiyeed gaystay oo xalay ka kacay guri ku yaalla...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Mareykanka + Ujeedka

NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka.   Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha JFS...

Wasiirka arrimaha dibadda Somalia oo kulamo ka wada magaalada Dooxa

DOOXA (SMN) -  Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa shalay magaalada Doha kulan kula qaatay wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda...

Jubbaland oo war cusub kasoo saartay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

KISMAAYO (SMN)  - Wasiirka amniga Jubbaland oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay u diyaar garoobeen dagaalka ka dhanka ah -Shanaab, si looga...

QM oo sheegtay in Somalia ka caawin doonto horumarinta xuquuqul insaanka

MUQDISHO (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa axaddii dib u xaqiijisay in ay si dhab ah u taageereyso Soomaaliya si ay si buuxda ugu dhaqan...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday xerada ATMIS ee magaalada Buulomareer

AFGOOYE (SMN) – Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay weerar ku qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Midowga Afrika...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...