Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo laga cafiyay dhammaan deymihii lagu lahaa sanadaha badan

NEW YORK (SMN) - Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa goordhow si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii...

Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay magaalooyin ka tirsan Galmudug

DHUUSAMAREEB (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta shixnad gargaar ah u dirtay magaalooyinka Camaara iyo Wisil ee Dowlad-Goboleedka Galmudug...

Madaxweynaha JFS oo la kulmay Ergeyga Qatar ee Shirka Amniga Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah...

Gaadiid fara badan oo ku xayiran duleedka degmada Buuloburde + Sababta

BUULOBURDE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in gaadiid fara badan uu maalintii 8-aad ku xayiran yahay duleedka degmada Buuloburde...

Duqa Magaalada Muqdisho oo booqday xarunta Expo Doha 2023

DOOXA (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday xarunta weyn ee...

Qoor Qoor oo bilaabay oo olole ku aadan wax ka beddalka Dastuurka dalka

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa haatan bilaabay dadaallo uu taageero buuxda ugu raadinayo meel-marinta qodobadkii kasoo baxay...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gaadiid sida shixnad gargaar ah u dirtay Jalalaqsi

MUQDISHO (SMN) - Iyadoo laga jawaabayo xaaladda adag ee ka jirta degmada Jalalaqsi iyo Tuulooyinka ku xeeran ee Gobolka Hiiraan ayaa xalay Hay'adda Maareynta...

Amar cusul oo lagu soo rogay gaadiidleyda magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow, ayaa kormeer ku tagay Buundooyinka iyo Wadooyinka ay saameyeen Fatahaadihii dhawaan ku Dhuftay...

Madaxweyne Xasan oo xarunta QM ku guddoomiyay shirka amniga Somalia

NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu ku guddoomiyey...

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray magaalada Kismaayo + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlada...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...