Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa dekedda weyn ee magalaada Muqdisho, waxaa ay dirtay Dooni sida shixnad mucaawino gargaar...

Ciidamada Booliska oo soo xiray haween jirdil u gaystay wiil dhalinyaro ah

MUQDISHO (SMN) - Dhowrkii saac ee lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada qabsaday muuqaal soconayay dhowr daqiiqo oo ay kasoo muuqdeen koox dumar ah oo...

Soomaaliya iyo Canada oo ka wada-hadlay kor u qaadidda xiriirka labada dal

DOOXA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kulan ku wada yeeshay wasiirka...

Maxamed Cabdi Waare oo loo magacaabay ku xigeenka xoghayaha guud ee IGAD

JABUUTI (SMN) - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa SONNA u xaqiijiyay in Urur Goboleedka IGAD uu u magacaabey...

Madaxweyne Qoor Qoor oo booqday halka loo asteeyay dekedda Hobyo + Sawirro

HOBYO (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye  iyo Wafdi uu hoggaaminayo kana kooban xildhiaanno ka tirsan BFS, masuuluyiin ka tirsan labada gole...

Dhaqtar iyo Macallin walaalo ah oo aano qabiil loogu dilay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Dabley hubeysan ayaa xalay tuulada Ilix oo hoostegta deegaanka Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ku dilay laba wiil oo walaalo ahaa.   Labada marxuum...

Sawirro: Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda SoDMA oo gaaray gobolka Gedo

MUQDISHO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan, qaybna ka yihiin Wasiiro katirsan Maamulka Jubbaland ayaa...

Khasaare xoogan oo ka dhashay dab xalay ka kacay xaafadda Seybiyaano

MUQDISHO (SMN) - Qoysas danyar ah ayaa ku guryo beelay dab xalay ka kacay guryo isku raran ah oo ku yaalla Xaafadda Seybiyaano ee...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda ka taagan gobolka Gedo

GARBAHAAREY (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka Gedo, Cismaan Nuux Xaaji (Macallimuu) oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirweynaha 41-aad ee IGAD

JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 41-aad ee Madaxda dalalka IGAD ayaa uga mahadceliyey doorka...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...