Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

ATMIS oo dib u billaabaysa ka bixitaanka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Somalia, Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika (ATMIS) iyo UNSOS ayaa Sabtidii si wada jir ah u shaaciyey inuu dib...

Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay magaalada Kismaayo + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo mar walba u taagan caawinta iyo u gargaarida bulshada Soomaaliyed ayaa Magaalada Kismaayo...

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah aya kasoo baxaya qaraxyo maanta siyaabo kala duwan uga dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.   Qaraxa koowaad oo...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayay howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan

HALGAN (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada dowladda Soomaaliya iyo saaxibada caalamiga ah ay ka sameeyeen...

Deni iyo Xisbiyada siyaasadda Puntland oo go’aan kasoo saaray doorashooyinka

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday shalay laa iyo xalay ayaa...

Taliyaha C.X.D oo balllan qaad sameeyay kadib go’aankii Golaha Ammaanka ee QM

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyidiin Cadow oo la hadlay warbaahinta ayaa si weyn usoo dhaweeyay cunaqabateynta hubka...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar kala wareegtay Bisha Cas Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta waxa uu shixnad gargaar mucaawino...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Saciid Deni iyo danjiraha UK + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaasi  Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada...

Madaale oo shir muhiim ah ka daah-furay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa manta daahfuray shirka hanaanka wadashaqeynta waaxaha Dowladda Hoose...

Taliyaha NISA oo dhoweeyay go’aankii kasoo baxay Golaha Ammaanka ee QM

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Hay'adda NISA, Mahad Maxamed Salaad oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa soo dhoweeyay go'aankii kasoo baxay Golaha Ammaanka QM ee cunaqabateynta...

WARAR KALE

Hantidhowraha Soomaaliya oo Kaga Qaybgalay Kigali Kulan ku Saabsan Maareynta Deymaha

Kigali, Rwanda - Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa magaalada Kigali ee dalka Rwanda kaga qaybgalaya kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo diiradda...

Safiirka Soomaaliya ee Tanzania oo Arusha ku Soo Dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Arusha, Tanzania - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Ilyaas Cali Xasan, ayaa magaalada Arusha ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayay Guddoomiyihii Hore ee Golaha Shacabka

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyihii hore ee Golaha...