Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Muxuu Sheekh Aadan Madoobe ka yiri qaadista cunaqabateynta hubka?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo diray farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan  cunaqabateynta hubka ee laga qaaday...

Puntland oo lagu wareejiyay koox burcadbadeed ah

GAROOWE (SMN) - Ciidamada ilaalada xeebaha ee Ururka Midowga Yurub ayaa dadaal dheer kadib ku wareejiyay Puntland burcadbadeed dhawaan afduub ka gaysatay xeebaha bari...

Golaha Amaanka oo cunaqabateynta hubka kaa qaaday Soomaaliya

MUQDISHO – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa codeeyay in in Soomaaliya laga qaado xayiraadda hubka ee saaran in ka badan 30 sano.   14...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee COP28

DUBAI (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada (COP28) ayaa soo...

Al-Shabaab oo laba dhalinyaro ah ku dishay deegaan hoostaga gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya laba dhalinyaro ah oo ay saacadihii lasoo dhaafay Al-shabaab ku dileen deegaan lagu magacaabo Tayeeg...

Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay deegaanka Lafoole + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - .Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta deegaanka Lafoole oo hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay...

R/W Xamza oo garoon ka dhagax-dhigay dhismaha garoonka degmada Afmadow

AFMADOW (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Afmadow, ayaa ku tilmaamay...

Gollaha Amaanka oo u codeynaya qaadista cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya

NEW YORK - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Jimca ah u codeynaya qaadista xayiraadda  hubka ee saaran Soomaaliya in ka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Imaaraadka Carabta + Sawirro

DUBAI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta,...

WARAR KALE

Hantidhowraha Soomaaliya oo Kaga Qaybgalay Kigali Kulan ku Saabsan Maareynta Deymaha

Kigali, Rwanda - Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa magaalada Kigali ee dalka Rwanda kaga qaybgalaya kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo diiradda...

Safiirka Soomaaliya ee Tanzania oo Arusha ku Soo Dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Arusha, Tanzania - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Ilyaas Cali Xasan, ayaa magaalada Arusha ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayay Guddoomiyihii Hore ee Golaha Shacabka

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyihii hore ee Golaha...