Faahfaahino kasoo baxaya duqeymo ka dhacay gobolka Gedo

CEELWAAQ (SMN) - Wararka laga helayo goblka Gedo ayaa sheegaya in markale xalay ay diyaaradaha dagaalka Kenya duqeymo ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolkaaasi.   Duqeymaha...

Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya oo lagu qarxiyay gobolka Bakool

XUDUR (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ku bilowday qarax miino oo lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, xilli...

Farmaajo iyo Rooble oo ka horyimid heshiis uu saxiixay wasiirka Batrolka

MUQDISHO (SMN) - Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka waxay caddeynaysaa in heshiiska uu saxiixay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta uusan wax wadatashi ah kala yeelanin Madaxweynaha JFS...

Sawirro: Duqa Muqdisho oo shir caalami ah uga qayb-galay dalka Ciraaq

BAGDAAD (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qaybgalay shirka Magaalooyinka iyo Caasimadaha Carabta oo...

Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiisyo iyo sharci muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Danbiyada Kufsiga iyo anshax-xumada...

Madaxweynaha HirShabelle oo gaaray magaalada Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusa-Mareeb ee Caasimada...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe & wakiilka Midowga Afrika?

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano...

Sawirro: Xildhibaano cusub oo lagu doortay magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Maxamed Cabdulraxmaan Nadiif, ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP124, iyadoo kursigan uu dhaliyey loolan aad u adag. Xildhibaankan ayaa ku fadhiyey...

Pentagon Weighs Proposal to Send Dozens of Troops Back to Somalia

The Pentagon is developing a proposal to send dozens of Special Forces trainers back to Somalia to help local forces combat Al...

WARAR KALE

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday askari dil ka gaystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana ayaa loo heystay in uu dil bareer ah u...

Madaxweynaha Puntland oo ka horyimid qodobadkii kasoo baxay shirkii Muqdisho

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa ka horyimid go'aannada kasoo baxay shirka golaha...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullahi Sheekh Ismail – Fartaag iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Taliye-kuxigeenka...