Wasiir Biixi oo khudbad ka jeediyay shirka dayn cafinta ee Paris + Sawirro

PARIS (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska ayaa waxa uu...

Xog: Madaxweyne Xasan Sheekh oo diiday dalab uga yimid Abiy Axmed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa diiday casuumaad uga timid Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.   Warar ay Shabelle ilo Madaxtooyada ah ka...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay weerarkii Israa’iil ee Masjidka Al-Aqsa

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balaal Maxamed Cusman, ayaa ka qeyb galay shirkii Golaha Jaamacadda Carabta ee heer Wasiir...

Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu maanta furay R/W ku xigeenka dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay kulanka siyaasadda loo dhanyahay ee u dhaxeeya Xukuumadda...

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada Jubbaland uu ka dhacay...

An explosion just heard in Somali capital – witness

MOGADISHU - An enormous explosion was heard in Mogadishu downtown a few moments ago amid heightened security measures by the police. The blast which...

WARAR KALE

Maamulka gobolka Shabeelaha Hoose oo ku baxay xiisad ka taagan Lambar Konton

AWDHEEGLE (SMN) - Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Mohamed Ibrahim Barre oo uu qeyb ka ayaa Xil-Hussein Ali Haji ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo boolis ah u dirtay Sh/Dhexe + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamo Daraawiish ah u diray gobolka Sh/Dhexe si ay u kala dhex-gala beelo ku dagaalamay tuullooyin...

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah + Sawirro

MUQDISHO (SMM) - Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somaliya Mudane Bashiir Macallim Cali ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay...