Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday deegaan hoostaga degmada Guriceel

GURICEEL (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar culus oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Burijeed oo hoostaga magaalada Guriceel...

Ciidamada Jubbaland oo ka hortegay miinooyin lagu aasay duleedka Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Jubbaland ay fashiliyeen weeraro qaraxyo ah, kadib howlgallo ay...

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ugu yqraan 2 Askari ayaa dhimatay 3 kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii gaari ay saarnaayeen qarax miino lagula eegtay Xaafadda...

Madaxweyne Saciid Deni oo ka hadlay arrinta SSC-KHAATUMO

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha maamul gobloeedka Puntalnd Saciid Cabdullaahi Deni oo hadal jeedin sameeyay xalay ayaa ka hadlay waxyaaba dhowr ah oo ay ka...

Ciidamada dowladda oo howlgal culus ka fuliyay duleedka degmada Mahadaay

MAHADAAY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ay howlgallo culus ka sameeyeen...

Hoggaamiyaha SSC oo hal arrin uga mahadceliyay shacabka Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Casho Sharaf...

DF Soomaaliya oo sheegtay in saraakiil lagu helay la shaqeynta Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlayay arrimo ku aadan dagaalka Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay hoggaamiyaha SSC-KHAATUMO

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku...

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo gudaha u galay Ruun-nirgood

RUUN-NIRGOOD (SMN) – Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay si buuxda ula wareegeen gacan...

Kenya oo ka digtay in Shabaab weerar ay ku taageerayso Xamaas ka fuliso dalkeeda

NAIROBI (SMN) - Dowladda Kenya ayaa ka digeysa khatarta ah in Al-Shabaab ay weeraro “midnimo” la galaan Xamaas, ka dib weerarkii dhiigga badan ku...

WARAR KALE

Soomaaliya oo Geneva ku Soo Bandhigtay Horumarka Xuquuqul Insaanka

Geneva, Switzerland - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa khudbad ka jeedisay kulan heer sare...

Somalia, Norway Discuss Economic Growth and Financial Reforms in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somali Finance Minister Bihi Iman Egeh met Norway's ambassador to Somalia, Kenya and Seychelles, Siv Cathrine Moe, and senior embassy officials...

Somalia, Kenya Parliament Speakers Meet in Tanzania to Strengthen Cooperation

ARUSHA, Tanzania — Somalia's Speaker of the House of the People, Abdulkadir Mohamed Nur Jama, met his Kenyan counterpart, National Assembly Speaker Moses Wetang'ula,...