Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Kenya oo ka digtay in Shabaab weerar ay ku taageerayso Xamaas ka fuliso dalkeeda

NAIROBI (SMN) - Dowladda Kenya ayaa ka digeysa khatarta ah in Al-Shabaab ay weeraro “midnimo” la galaan Xamaas, ka dib weerarkii dhiigga badan ku...

Hay’adaha amniga DFS oo baadi goobaya Abwaan la sheegay inuu ku biiray Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Hay'adaha amniga ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay baadi goobayaan nin la sheegay inuu ku biiray Al-Shabaab, kaas...

Taliska ciidanka Xoogga oo shaaciyay in la soo afjaray Shabaabkii ku sugnaa Ciid Ciidka

MAHADAAY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ugu dambeyn lasoo afjaray xubnihii Al-Shabaab ee ku sugnaa dhulka hawdka ah...

Madaxweynaha Somalia oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, oo uu kula wadaagay...

Wasiirka Maaliyadda oo mas’uuliyiin kala duwan kula kulmay Morocco + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Marrakesh ee Dalka Morocco ayaa kulamo doceedyo la...

ATMIS oo ku baaqday in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran

MUQDISHO (SMN) - Madaxa howlgalka ATMIS ayaa ku baaqay taageero caalami ah oo la siiyo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo dhowr furin oo kala...

Golaha Ammaanka ee QM oo war cusub kasoo saaray xaaladda Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey AYAA war cusub ka soo saaray xaaladda  magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool   Golaha ayaa sheegay in loo...

Faahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Hargeysa

HARGEYSA (SMN) - Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimada Somlailand ayaa sheegaya in xalay xaafad ka mid ah magaladaas uu ka dhacay qarax...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda siyaasadeed ee Puntland

GAROOWE (SMN) - Xaaladda siyaasadeed ee Puntland ayaa weli cakiran, waxaana dhaqaaqyo xoogleh laga dareemayaa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.   Xubnaha mucaaradka ee kasoo...

Al-Shabaab oo ka hadashay weerarka ay Xamaas ku qaaday Israel

MUQDISHO (SMN) - Al-Shabaab ayaa soo saartay bayaan Af Carabi ku qoran, oo ay ku taageertay weerarka ay Xamaas Sabtidii ku qaaday Israel, kaas...

WARAR KALE

SoDMA oo London Looga Daah-furay Xarunta Isku-xirka Gurmadka Degdegga ah

London, UK - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada London ee Boqortooyada Midowday uga qayb gashay munaasabad lagu daah-furay Xarunta Isku xidhka...

Soomaaliya oo Geneva ku Soo Bandhigtay Horumarka Xuquuqul Insaanka

Geneva, Switzerland - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa khudbad ka jeedisay kulan heer sare...

Somalia, Norway Discuss Economic Growth and Financial Reforms in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somali Finance Minister Bihi Iman Egeh met Norway's ambassador to Somalia, Kenya and Seychelles, Siv Cathrine Moe, and senior embassy officials...