Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada Itoobiya oo madaafiic ku garaacay duleedka degmada Diinsoor

DIINSOOR (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo ay ciidamada Itoobiya ku qaadeen duleedka degmada Diinsoor ee gobolka...

Somaliland oo markale ku hanjabaad culus u diray SSC-KHAATUMO

HARGEYSA (SMN) - Korneel Saciid Cawil Caare oo horay usoo noqday hoggaamiyaha jabhad la dirirtay Somaliland, balse markii dambe la heshiiyay xukuumadda madaxweyne Muuse...

Sawirro: Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray degmada Jawiil + Ujeedka

JAWIIL (SMN) - Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle, qaybna uu ka yahay Xildhibaan Maxamuud...

Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu R/W ku xigeenka XFS uga qaybgalay Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Raiisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay Kulan farsamo oo saabsanaa Amniga,...

Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda oo xilka qaadis lagu sameeyay + Sababta

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta xilkii ka qaaday Raktarkii Jamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahadallah isagoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray waddooyin laga dhisay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Waddada Maxamuud Xarbi ee degmada Warta Nabadda iyo waddada...

Qaar kamid ah ciidamadii ku maqnaa dalka Eritrea oo lagu soo celiyay dalka

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay qaar kamid ah ciidamada Soomaaliyeed ee muddada dheer tababarka ku qaadanayay...

Mareykanka oo ka digay weeraro ay Al-Shabaab ka fulin karaan dalka Kenya

NAIROBI (SMN) - Safaaradda Mareykanka ee dalka Kenya ayaa ka digtay weerar Al-Shabaab ka fuliso caasimada dalkaas.   Safaaradda waxay kula talisay muwaadiniinta Mareykanka in aysan...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulamo ka wada Morocco + Ujeedka

MARRAKISH (SMN) -  Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdiga uu hoggaaminayo  oo ku sugan Magaalada Marrakish ee dalka Morocco ...

DF Somalia oo loogu baaqay inay cadeyso mowqifkeeda dagaalka Israel & Falastiin

MUQDISHO (SMN) - Sheekh Maxamed Idiris oo kamid ah culimada caanka ah ee Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka u dhexeeya Irsael...

WARAR KALE

Soomaaliya oo Geneva ku Soo Bandhigtay Horumarka Xuquuqul Insaanka

Geneva, Switzerland - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa khudbad ka jeedisay kulan heer sare...

Somalia, Norway Discuss Economic Growth and Financial Reforms in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somali Finance Minister Bihi Iman Egeh met Norway's ambassador to Somalia, Kenya and Seychelles, Siv Cathrine Moe, and senior embassy officials...

Somalia, Kenya Parliament Speakers Meet in Tanzania to Strengthen Cooperation

ARUSHA, Tanzania — Somalia's Speaker of the House of the People, Abdulkadir Mohamed Nur Jama, met his Kenyan counterpart, National Assembly Speaker Moses Wetang'ula,...