Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada XFS oo kulamo ka wada Qaahira

QAAHIRA (SMN) - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar si uu uga qeyb galo shirka wadatashiga ee...

Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo guddoomiyay shir ka dhacay Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Guddoomiyey kulan gaar ah oo ka dhacay...

Hay’adda NISA oo gacanta ku soo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed (Taakeeye)

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed, oo waayihii dambe faafinayay afkaaro xagjirnimo...

Sawirro: Wasiirka Maaliyadda XFS oo Addis Ababa uga qeybgalay shir caalami ah

ADDIS ABABA (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka...

Qoyska nin NISA ku qabatay Muqdisho oo sheegay in wiilkooda la shirqoolay

MUQDISHO (SMN) -  Qoraal ay soo dhigtay Baraha Bulshada gabar lagu magacaabo Dahabo Xaaji Ciise oo ay ilmo adeer yihiin Kamaal, waxay ku andacoonaysaa...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa'uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta...

QM oo ka shaqeynaysa hoos u dhigista fatahaada Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Cunnada iyo Beeraha (FAO) ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in qaybteeda Maareynta Macluumaadka Biyaha iyo Dhulka ee Soomaaliya  ay sare...

Xiisad xoogan oo kasoo cusboonaatay Beledweyne iyo Wararkii ugu dambeeyay

BELEDWEYNE (SMN) - Taliska booliska gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay xiisad shalay ka aloosaneyd magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi.   Xiisaddan ayaa la xiriirta is-qabqabsi soo...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay ciidamada sida gaarka ah u tababaran Haramcad ay howlgallo ka...

Xiisad ka taagan gobolka Mudug iyo baaqyo loo diray beelaha dagaalamaya

GALDOGOB (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa xiisad weli ka taagan deegaan lagu magacaabo Bali-soofe oo hoostaga degmada Galdogob ee gobolka Mudug,...

WARAR KALE

Somali President meets Egypt’s Sisi amid Horn of Africa tensions

AL-ALAMEIN, Egypt — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi on the sidelines of the Africa Business Forum...

South West Cabinet discusses security and reconciliation efforts in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West state leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe chaired a cabinet meeting in Baidoa that focused on security conditions across the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Doceed la Qaatay Madaxweynaha Masar

Al-Calamayn - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Sisi, intii uu...