Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Immisa madaxweyne ayey Puntland yeelan doontaa 8-Janaayo 2024?

BOOSAASO (SMN) - Waxaa marba marka ka dambeysa kasii daraya khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Puntland, kaas oo ka dhashay doorashooyinka maamulkaasi.   Khilaafkan ayaa u...

Ammaanka guud ee magaalada Beledweyne oo si weyn loo adkeeyay

BELEDWEYNE (SMN) - Ciidamada Booliiska ee ka howlgala magaalada Beledweyne ayaa howlgallo ay ku xaqiijinayaan ammaanka kadib qaraxii ka dhacay halkaasi ka sameeyay xaafadaha...

Taliska ciidamada Xoogga dalka oo farriin culus u diray ciidamada deegaanka

BELEDWEYNE (SMN) - Taliyaha qaybta 27-aad ee ciidanka Xoogga dalka oo la hadlay warbaahinta ayaa faray ciidamada deegaanka ay u diyaar garoobaan ka qayb...

DF oo shaacisay tirada iyo magacyada horjoogayaal laga dilay Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixin cusub kasoo saartay guulaha laga gaaray howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Galmudug iyo HirShabelle.   Warbixintan...

Sawirro: Shir u dhexeeyo DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ka daah-furay Shirka madasha iskuwidda Arrimaha Bini’aadanimada oo ay...

Ciidamo Macawiisley ah oo howlgallo culus ka bilaabay duleedka Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ka dhaqaaqeen magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, ayaga oo...

Sidee looga falceliyay soo qabashada Sufyaan Sheekh Axmed (Taakeeye)?

MUQDISHO (SMN) - Taliye ku xigeenkii hore ee NISA, Ismaaciil Daahir oo wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay tallaabada dowladda Soomaaliya ay Kenya...

Ra’iisul wasaare Xamza oo xarigga ka jaray waddada Taleex + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddada Taleex ee Degmada Hodan oo dib-u-dhis...

Ciidanka ATMIS iyo kuwa Xoogga oo la wareegay deegaanka Cali Fooldheere

MAHADAAY (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada ATMIS ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada Burundi iyo kuwa Uganda oo kaashanaya ciidamada Xoogga...

Faahfaahino kasoo baxaya duqeymo ka dhacay gobolka Gedo

CEELWAAQ (SMN) - Wararka laga helayo goblka Gedo ayaa sheegaya in markale xalay ay diyaaradaha dagaalka Kenya duqeymo ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolkaaasi.   Duqeymaha...

WARAR KALE

Somali President meets Egypt’s Sisi amid Horn of Africa tensions

AL-ALAMEIN, Egypt — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi on the sidelines of the Africa Business Forum...

South West Cabinet discusses security and reconciliation efforts in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West state leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe chaired a cabinet meeting in Baidoa that focused on security conditions across the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Doceed la Qaatay Madaxweynaha Masar

Al-Calamayn - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Sisi, intii uu...