Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay guddoomiyaha SoDMA + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada KGS ee Magalaada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka Imaaraadka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee  Soomaaliya,...

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyay geerida duqii hore ee Muqdisho

DHUUSAMAREB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo tacsi tiiranyo leh u diray qoyska uu ugu horeeyo Ugaas Maxamuud Cali...

Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, Xasan Cali Nuur (Shuute) oo la hadlayay ciidamo ka tirsan kuwa...

Wafdi ka socda dowladda Sooomaaliya oo gaaray Baydhabo + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo ee...

Cabsi xoogan oo ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE (SMN) - Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan waxaa laga cabsi qabaa in Wabiga Shabelle uu fatahaad gaysto, taas oo saameen ku yeelan karto...

Dab khasaare hantiyeed gaystay oo ka kacay suuqa magaalada Jowhar

JOWHAR (SMN) - Wararka saaka laga helayo magaalada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in xalay dab xoogan uu ka kacay suuqa Hantiwadaag ee magaaladaasi.   Dabka...

Beello kasoo jeedo Galgaduud iyo Hiiraan oo u heshiiyay Al-Shabaab

MAXAAS (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan abaabulkii ugu dambeeyay iyo dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo gobolka Hiiraan, gaar...

Ra’iisul wasaare Xamza oo war kasoo saaray geerida marxuum Cali Ugaas

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu...

Xeer ilaalinta qaranka oo racfaan ka qaadatay xukunkii Maxkamadda Gobolka

MUQDISHO (SMN) - Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa racfaan ka qaatay xukunka Maxakamadda Gobolka Banaadir ay ka soo saartay 9 eedeysane oo kamid...

WARAR KALE

Somali President meets Egypt’s Sisi amid Horn of Africa tensions

AL-ALAMEIN, Egypt — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi on the sidelines of the Africa Business Forum...

South West Cabinet discusses security and reconciliation efforts in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West state leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe chaired a cabinet meeting in Baidoa that focused on security conditions across the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Doceed la Qaatay Madaxweynaha Masar

Al-Calamayn - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Sisi, intii uu...