Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xubnaha mucaaradka Koonfur Galbeed oo kulamo ka wada magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Siyaasiyiinta kasoo jeeda Koofur Galbeed ayaa weli dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo kulamo ka wada magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaas oo looga...

Dowladda Soomaaliya oo loo diray baaq la xiriira dagaalka Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Ayada oo weli ay taagan tahay xiisadda dagaal ee magaalada Laascaanood ayaa waxaa dowladda Soomaaliya loogu baaqay inay kaalin ka qaadato...

Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Dowlad Goboleedka Galmudug,.   Waxaa lagu...

Faahfaahino ka soo baxaya hoobiyeyaal lagu garaacay degmada Wadajir

MUQDISHO (SMN) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo saaka aroortii hore lagu garaacay qaybo...

Ciidanka ammaanka oo qarxiyay miinooyin lagu aasay Dhoobley

DHOOBLEY (SMN) - Faah-faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ay ka sameeyeen gudaha...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Maxaas kadib dagaal ka dhacay

MAXAAS (SMN) - Xaaladda guud ee degmada Maxaas ayaa saaka deggan, kadib markii ay shalay ku wada dagaalameen ciidamada dowladda iyo kuwa macawiisleyda.   Wararka ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay mucaaradka Koonfur Galbeed + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BFS iyo siyaasiyiin...

Duqeymaha diyaaradaha oo la sheegay inay hoos u dhigeen awooddii Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Aqoonyahan Isaaq Maxamed oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay howlgallada ay iska kaashanahaan ciidamada Soomaaliya iyo saaxibada caalamiga ah...

SoDMA oo digniin ka soo saartay khatarta Roobabka iyo Duufaanta El-nino

MUQDISHO (SMN) - Roobab mahiigaan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ka da’aan dalkeenna si gaar ah goobaha laga cabsi qabo waxaa ka...

Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo kormeeray xarun ku taalla Xamarweyne

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada maamulka gobolka Banaadir...

WARAR KALE

Somali President meets Egypt’s Sisi amid Horn of Africa tensions

AL-ALAMEIN, Egypt — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi on the sidelines of the Africa Business Forum...

South West Cabinet discusses security and reconciliation efforts in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West state leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe chaired a cabinet meeting in Baidoa that focused on security conditions across the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Doceed la Qaatay Madaxweynaha Masar

Al-Calamayn - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Sisi, intii uu...