Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo maanta lagu xukumay dil toogasho ah

MUQDISHO (SMN) - Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo Aadan Mursal Maxamed Macalin (Iidoow) waxa ay ka mid ahaayeen Shabakad ka kooban Lix ruux...

Ciidamada Itoobiya oo madaafiic ku garaacay duleedka degmada Diinsoor

DIINSOOR (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya ay maanta madaafiic ku garaaceen duleedka degmada Diinsoor ee gobolkaasi.   Madaafiicda ayaa...

Faah-faahino ka soo baxaya weerar ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qorsheysan oo ay saaka rag hubeysan ku qaadeen fariisin ciidan oo ku taalla...

DF Soomaaliya oo loogu baaqay inay gargaar geyso deegaanadii la xoreeyay

MUQDISHO (SMN) - Shaafici Jaamac Cabdi oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladda adag ee ka jirta deegaanadii ugu dambeeyay ee laga...

Faah-faahin: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo galabta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kaas...

Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo kulan deg-deg ah la yeeshay bulshada rayidka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu kulan deg-degg ah kula qaatay...

NISA oo gacanta ku soo dhigtay nin Al-Shabaab hubka uga soo iibin jiray dibadda

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh (Saki) oo ahaa shaqsigii ugu...

DF oo digniin culus u dirtay shacabka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Waxaa soo baxaya digniino la xiriira roobab xoog leh oo ka di'i doono Somaaliya, kuwaas oo la sheegay inay wataan dabeylo...

Ciidamo Boolis ah oo weerar ku qaaday Iskuulka Hoyga Xamar + Sababta

MUQDISHO (SMN) - Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay saaka weerar ku qaadeen Iskuulka Hooyga Xamar oo ku...

Sawirro: Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo kulamo ka wada Roma

ROMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa kulan miro dhal ah Magaalada Roma ee...

WARAR KALE

Somali President meets Egypt’s Sisi amid Horn of Africa tensions

AL-ALAMEIN, Egypt — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi on the sidelines of the Africa Business Forum...

South West Cabinet discusses security and reconciliation efforts in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West state leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe chaired a cabinet meeting in Baidoa that focused on security conditions across the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Doceed la Qaatay Madaxweynaha Masar

Al-Calamayn - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Sisi, intii uu...