Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxda Maamul goboleedyada oo shir qarsoodi ah ku yeelanaya Kenya

NAIROBI (SMN) - Wararka naga soo gaaraya dalka Kenya ayaa sheegaya in inta badan madaxda maamul goboleedyada ay haatan ku sugan yihiin magaalada Nairobi...

Dowladda Sweden oo danjire cusub u soo magacowday Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u...

Faah-faahino kasoo baxaya duqeymo culus oo ka dhacay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka diyaarado dagaal ay duqeymo ka gaysteen qaybo ka mid ah gobolkaas oo...

Midowga Africa oo diiday dalab DF Soomaaliya u gudbisay UN-ka

ADDIS ABABA (SMN) - Midowga Africa ayaa is-hortaag ku sameeyay, islamarkaana diiday dalabkii dowladda Soomaaliya 19-kii bishan u gudbisay Gollaha Amaanka ee ahaa in...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo $375,000 ku wareejisay maamulka isbitaalka Madiina

MUQDISHO (SMN) - Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle oo Maanta booqasho ku tagay isbitaalka weyn ee Madiina...

Madaxweynaha HirShabelle oo booqasho ku tegay deegaanka Cali Fooldheere

MAHADAAY (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeellada dhexe, isago la hadlay Ciidanka Qaranka iyo Xoogagga...

Dowladaha Mareykanka iyo Kenya oo ka wada-hadlay dagaalka Al-Shabaab

NAIROBI (SMN) - Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa isniintii carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo "in la joogteeyo" dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.   kadib shir...

Sawirro: Soomaaliya oo ka qeyb-gashay furitaanka shirka isku xirka Tamarta 2023

BEINJING (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha  Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay munaasabadda furitaanka shirka caalamiga...

Faah-faahino kasoo baxaya duqeymo ka socda gobolka Shabeelaha Dhexe

JOWHAR (SMN) - Deegaanka Ciid Ciid oo hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabelaha Dhexe, waxaa ku godoonsan, sida la sheegay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab...

Xiisad u dhexeyso Korneel Barre Hiiraale iyo ciidanka Itoobiya oo ka taagan Doolow

DOOLOW (SMN) -  Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka xiisad u dhexeyso ciidanka Itoobiya iyo maleeshiyaad hubeysan ay ka taagan tahay...

WARAR KALE

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Ka Qaybgalay Munaasabadda Dhaarinta Layli Saraakiisha iyo Guutada 22-aad...

Muqdisho - Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Madeey Nurey Sheekh Ufurow, ayaa ka qaybgalay munaasabad rasmi ah oo lagu dhaarinayay dufcaddii 9-aad...

Somalia Highlights Human Rights Reforms at UN Council Meeting in Geneva

GENEVA, Switzerland — Somalia’s Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, has outlined the government’s human rights reforms and transition process...

Somalia Condemns Attack on Power Facility Serving Prophet’s Mosque in Medina

MOGADISHU — Somalia on Sunday strongly condemned an attack on a power facility providing electricity to the Prophet’s Mosque in Medina, Saudi Arabia, calling...