Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukuno ku riday saraakiil loo haystay musuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka 11 sarkaal oo loo haystay eedeymo ka dhan ah musuq-maasuq, gaar ahaan xatooyo...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wafdi u hoggaaminayo ku simaha Ra'iisul wasaaraha ahna Ra'iisul wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo ka qayb galay shirka sanadka ee mashruuca SHIIP

NAIROBI (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir oo ka qayb-galay shirka diyaarinta qorshe hawleedka sanadka...

Ciidamada ammaanka oo fashiliyay qaraxyo lala damacsanaa Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) -Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay saaka ka hortageen laba gaari oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kuwaas...

Nabadoon Xaad oo war cusub ka soo saaray dagaalka lagula jiro Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka Al-Shabaab ee ka socda dalka.   Xaad...

Maxkamadda gobolka oo ku dhawaaqeysa xukunka eedeysanayaal loo haysto musuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu wadaa in ay soo gabagabeyso dhageysiga Dacwadda 11 eedeysane oo u shaqeynayey qaar kamid ah...

Mareykanka oo beeniyay inuu taageeray joogitaanka ciidamada ATMIS

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa beenisay wararka sheegaya inay taageertay sii joogitaanka Ciidamada ATMIS, oo la filayo inay dalka Soomaaliya isaga baxaan ugu...

Qarax khasaare gaystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax barqnimadii maanta ka dhacay qaybo kamid ah degmada Dayniile ee gobolka...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka ka dhacay xarunta Hay’adda SoDMA?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa xarunta dhexe ee SoDMA waxa...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo culus ka wada gobolka Bakool + Sawirro

XUDUR (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab qaybo kamid ah gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed...

WARAR KALE

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Ka Qaybgalay Munaasabadda Dhaarinta Layli Saraakiisha iyo Guutada 22-aad...

Muqdisho - Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Madeey Nurey Sheekh Ufurow, ayaa ka qaybgalay munaasabad rasmi ah oo lagu dhaarinayay dufcaddii 9-aad...

Somalia Highlights Human Rights Reforms at UN Council Meeting in Geneva

GENEVA, Switzerland — Somalia’s Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, has outlined the government’s human rights reforms and transition process...

Somalia Condemns Attack on Power Facility Serving Prophet’s Mosque in Medina

MOGADISHU — Somalia on Sunday strongly condemned an attack on a power facility providing electricity to the Prophet’s Mosque in Medina, Saudi Arabia, calling...