Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Muxuu ra’iisul wasaare Xamza kala hadlay culimada Minnesota?

MINNEAPOLIS (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa dalka Mareykanka, isaga oo magaalada New York...

Rag qarax ku diyaarinayay guri ku yaalla magaalada Muqdisho oo lasoo qabtay

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa xasilinta caasimada ayaa lasoo sheegayaa inay maanta gacanta ku sii dhigeen saddex nin...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda Turkiga

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga...

Mucaaradka K/ Galbeed oo war cusub kasoo saaray doorashada maamulkaasi

BAYDHABO (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa faah-faahin bixiyay qorshaha mucaatadka Koonfur...

Diyaarado dagaal oo duqeymo culus ka gaystay xadka Sh/Dhexe iyo Galgaduud

AADAN YABAAL (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta diyaarado dagaal ay duqeymo xoogan ka gaysteen agagaarka degmada Ruun-nirgood...

Sawirro: Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Minneapolis

MINNEAPOLIS (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa waxaa si weyn ugu dhaweeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota,...

Somaliland oo war cusub ka soo saartay wada-hadallada dowladda federaalka

HARGEYSA (SMN) - Somaliland ayaa mar kale ku gacan sayrtay inay dowladda Federaalka Soomaaliya la gasho wada-hadallo ku saabsan in labada dhinac ay dib...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay Yaaqshiid

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maamulka degmada Yaaqshiid Mudane Suleymaan Maxamuud Maxamed oo ay wehliyaan taliyeyaasha Booliska iyo Nabad-Sugidda degmadaasi ayaa xalay kormeeray xaafadaha Yaaqshiid,...

Wasiirka caafimaadka XFS oo khudbad ka jeediyay shir ka dhacay New York

NEW YORK (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr Ali Haji Aden ayaa Khudbad ka jeediyey Shir duceedka...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wasiirka difaaca Mareykanka

JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd...

WARAR KALE

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Ka Qaybgalay Munaasabadda Dhaarinta Layli Saraakiisha iyo Guutada 22-aad...

Muqdisho - Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Madeey Nurey Sheekh Ufurow, ayaa ka qaybgalay munaasabad rasmi ah oo lagu dhaarinayay dufcaddii 9-aad...

Somalia Highlights Human Rights Reforms at UN Council Meeting in Geneva

GENEVA, Switzerland — Somalia’s Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, has outlined the government’s human rights reforms and transition process...

Somalia Condemns Attack on Power Facility Serving Prophet’s Mosque in Medina

MOGADISHU — Somalia on Sunday strongly condemned an attack on a power facility providing electricity to the Prophet’s Mosque in Medina, Saudi Arabia, calling...