Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo gaaray heshiis muhiim ah + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Wasiirka Duulista, Marwo Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa heshiis la xiriira Hawada iyo Duulista kula saxiixatay magaalada Nairobi, dhiggeeda dalka Kenya Kipchumba...

XFS oo sheegtay inay ka shaqeyn doonto in hoos loo dhigo lahaa qiimaha Xajka

MUQDISHO (SMN) -  Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu soo gunaanadayey hawlaha xajka ee sannadkii tagay,...

Xildhibaano dacwad culus ka gudbiyay madaxweynaha maamulka Puntland

GAROOWE (SMN) - Maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland ayaa maanta guda gashay dacwad xasaasi ah oo ka dhan ah madaxweynaha maamulkaasi, Saciid Cabdullaahi Deni.   Dacwaddan...

Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo qarax lagula eegtay gobolka Sh/ Hoose

SHALANBOOD (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in saaka qarax miino uu haleelay gaari BL ah oo...

Sixiroole sameeyay arrimo yaableh oo maanta lagu xukumay 10 sano

MUQDISHO (SMN) - Abuukar Maxamed Xasan Shooble waa 52-jir, waxaa gacanta ku soo dhigay ciidamada Boolisk Soomaaliyeed, isagoo gacanta kula jira ficil fool xun...

Sawirro: Wafdi horleh oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalim,Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Wafdi...

Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Hantidhowrka Qaranka

MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa maanta shir guddoomiyay...

Ciidamada Danab oo howlgallo ka sameeyay gobolka Hiiraan

BUULO-BURDE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab oo...

Hay’adda SoDMA oo gargaar u diyaarisay deegaanada laga saaray Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Soomaliyed mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa waxa uu booqday Baqaarka kaydka xarunta dhexe ee hay’adda oo...

Ciidamada Booliska iyo kuwa NISA oo howlgal culus ka fuliyay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay xalay si wadajir ah ciidamada Booliska iyo kuwa Nabad-Sugidda uga sameeyeen qaybo...

WARAR KALE

Somalia and Azerbaijan Discuss Expanding Education Cooperation

BAKU — Somalia and Azerbaijan have discussed ways to strengthen education cooperation, including expanding opportunities for Somali students and supporting those currently studying in...

Al-Burhan oo Diiday Wadahadallo inuu la furto xoogaga RSF-ta

Khartoum, Suudaan – Taliyaha ciidamada Suudaan, General Abdel Fattah al-Burhan, ayaa sheegay in ciidamadiisu ay sii wadi doonaan dagaalka ilaa ay ciidamada Rapid Support...

Somalia urges European investors to explore country’s strategic resources

MOGADISHU, Somalia — Somalia is ready to attract international investment in its natural resources and key economic sectors, Prime Minister Hamza Abdi Barre said...