Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Dowladda Soomaaliya oo wafdi u dirtay dalka Malaysiya + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Hamza Abdi Barre, oo ka duulaaya hirgalinta hannaanka Dowladnimada ee ku dhisan isla xisaabtanka iyo gaarsiinta...

Madaxweynaha HirShabelle iyo Shariif oo kormeeray dhismaha garoonka Cadale

CADALE (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeeray Garoonka cusub ee...

R/wasaare Xamza oo Mareykanka kala hadlay dagaalka Al-Shabaab + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihayaha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Mareykanka u fadhiya...

Madaxweyne Deni oo la kulmay wafdi ka socda Care International + Sawirro

GAROOWE (SMN) -Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada maamulkaas ku qaabilay Madaxa Hay’adda Care International ee Soomaaliya Gary...

Wararkii ugu dambeeyay kulamada Xasan Sheekh iyo gulufka ka dhanka ah Shabaab

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Glamudug, Mudane Cali Daahir Ciid oo wareysi siiyay VOA-da ayaa ka warbixiyay howlgallada la filayo inay...

Howlgal iyo duqeymo culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan + Khasaaraha

BELEDWEYNE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay maanta ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Saaxibada Caalamiga ah ayaa  ay...

Dowladda Soomaaliya oo 15 kun oo askari u diyaarisay dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa haatan diyaarisay illaa 15 kun oo askari, sida uu shaaca ka qaaday wasiirka amniga gudaha Maxamed Axmed...

Shan carruur ah oo aano qabiil loogu dilay dowlad deegaanka Soomaalida

JIGJIGA (SMN) - Warar naga soo gaaraya dhulka zdowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in xalay shan carruur ah aano qabiil loogu...

Degmada Wisil oo looga diyaar garoobay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

WISIL (SMN) - Afhayeenka maamulka degmada Wasil ee gobolka Mudug, Maxamed Cabdi Aadan oo u warramay Shabelle ayaa ka warbixiyay dhaq-dhaqaaqyada haatan ka socda...

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)nayaa maanta hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyihii hore ee...

WARAR KALE

Somalia and Azerbaijan Discuss Expanding Education Cooperation

BAKU — Somalia and Azerbaijan have discussed ways to strengthen education cooperation, including expanding opportunities for Somali students and supporting those currently studying in...

Al-Burhan oo Diiday Wadahadallo inuu la furto xoogaga RSF-ta

Khartoum, Suudaan – Taliyaha ciidamada Suudaan, General Abdel Fattah al-Burhan, ayaa sheegay in ciidamadiisu ay sii wadi doonaan dagaalka ilaa ay ciidamada Rapid Support...

Somalia urges European investors to explore country’s strategic resources

MOGADISHU, Somalia — Somalia is ready to attract international investment in its natural resources and key economic sectors, Prime Minister Hamza Abdi Barre said...