Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Laanta Bankiga Dhexe ee Galmudug
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee dalka Mudane...
Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay degmada Jalalaqsi + Khasaaraha
JALALAQSI (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ahaa oo maanta ka dhacay gudaha degmada Jalalaqsi ee...
Maxamuud Macallin oo shir muhiim ah ka furay Dhuusamareeb + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareb ee Xarunta maamulka Galmudug waxa...
Madaxweynaha Somalia oo guddoomiyay shir ka dhacay Dhuusamareeb + Ujeedka
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa...
R/W Xamza oo dhagax-dhigay xarunta cusub ee Wasaaradda Haweenka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Dhexe ee cusub ee ay yeelan...
Sawirro: Duqa Muqdisho oo daah-furay xarunta keydka talaalka Dowladda Hoose
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa 30-sano kadib maanta daahfuray xarunta keydka talaalka Dowladda Hoose...
Sawirro: Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee golaha wasiirada Somalia?
MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xuquuqda...
Gaari Cabdi Bile ah oo qarax miino lagula eegtay Daarusalaam + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo barqanimadii maanta ka dhacay deegaanka Daarusalaam ee duleedka...
Sawirro: Nin baabuur ku waday qaraxyo oo lagu dilay duleedka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kaas oo lagu...
Sawirro: Madaxweyne Xasan oo hal arrin ku adkeeyay odayaasha Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo ay wehelinayaan Madaxweynaha...















