Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka oo markale la soo taagay maxkamad
MUQDISHO (SMN) - Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisaneysa fadhiga 3aad ee dhageysiga dacwad loo heysto saraakiil ka tirsan Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadda.
Guddoomiyaha...
Madaale oo si kulul uga hadlay muranada dhulka ee ka taagan Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo maanta shir jiraaa'id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay arrimo...
Sawirro: Xamza Warfaa oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Mas'uuliyiin iyo Xildhibaano katirsan Labada Aqal BFS ayaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Xamza Warfaa oo ah La Taliyaha Madaxweynaha...
Muxuu ra’iisul wasaaraha XFS ka yiri gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in mudda kooban lagu soo afjari doono howlgalka ka dhanka...
Dowladda Soomaaliya oo faah-faahisay weerar ka dhacay gobolka Hiiraan
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Soomaaliya iyo saaxiibadooda caalamiga ah lagu beegsaday...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo amray in ciidamo cusub laga qoro Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan Dhuusamareeb ayaa amray in Galgaduud laga qoro ciidamo cusub oo la dagaaalama...
R/W Xamza oo ka qayb-galay shaacinta natiijada imtixaanka dugsiyada sare
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaanka shahaadiga...
Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo...
Sawirro: Maxaa ka soo baxay kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 13-aad ee...
Agaasimihii madaxtooyada Soomaaliya oo is casilay iyo sababta ka dambeysa
MUQDISHO (SMN) - Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya inuu haatan is casilay agaasimihii madaxtootada Soomaaliya, Xuseen Sheekh Maxamuud.
Sida ay innoo xaqiijiyeen ilo...















