Sawirro: R/wasaare Xamza oo xarigga ka jaray xarunta Bangigga Dhiigga Qaranka
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi...
Madaxweyne Xasan oo guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka...
Sawirro: Taliska ciidamada Xoogga dalka oo soo saaray awaamiir culus
GALCAD (SMN) - Saraakiisha hogaaminaysa howlgallada ka socda gobolka Galgaduud ayaa kulan ay ku yeesheen duleedka magaalada Galcad waxa ay soo saareen amaro ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu maanta tego magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, halkaas oo la filayo...
Jubbaland iyo dowlad deegaanka oo ka wada-hadlay amniga xuduudaha
GODEY (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka Koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga Magaalada Godey ee...
Somaliland oo ciidamdeeda kala baxeysa aagga magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in Somaliland ay waddo qorshe dib u garasho ah oo ku aadan dagaalka...
Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay rag basaasiin u ahaa Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Warfaafinta XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabatay wasaaradda warfaafinta ayaa sheegay in Hay’adda nabad sugida iyo...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo Maxamuud Macallin?
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyaha hay’ada...
Al-Shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday saldhig ku yaal Gedo
MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka Al-Shabaab ay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaadeen duleedka degmada Doolow...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socda Sacuudiga + Sawirro
MUQDISHO(SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sucuudi Carabiya oo uu...















