Wasiirka Cadaaladda oo maanta hortegay Golaha Shacabka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaannada Golaha shacabka oo maanta markale kulan ku leh xaruntooda villa Hargeysa,waxana hortagay Golaha maanta Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda...
Xamza Warfaa oo kulamo la qaatay guddoonka labada Aqal + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul...
Hantidhowraha guud oo shaaciyay lacago ku maqan safaarado iyo laba shirkad
MUQDISHO (SMN) - Axmed Ciise Guutaale oo ah hantidhowraha guud ee qaranka ayaa soo saaray warbixin sanadeed uu sameeyay xafiiskiisa, taas oo taabatay hay'ado...
Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurkaoo hal arrin ka raali-geliyay Golaha Shacabka.
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin oo maanta hortegay Golaha Shacabka ayaa raalli-gelin buuxda ka siiyay baaqashadiisa kulankii hore...
Sidee Galmuudg ugu diyaar garowday dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab?
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka warfaafinta Galmudug, Abshir Cali Shiiqow oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyay dhaq-dhaqaayada ka socda gobollada Galgaduud iyo Mudug...
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay odayaasha Galmudug + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa kala hadlay...
Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe oo shir nabadeed uga qayb-galay Biyo Cadde
BIYO CADDE (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeybgalay...
Sawirro: Safiirka Shiinaha oo $150,000 ku wareejiyay Hay’adda SoDMA
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay...
Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay la-taliye ka socda Mareykanka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Ururada Shaqaalaha iyo Bulshada Rayidka oo kulan aqoon kororsi uga furmay Muqdisho
Kulankan oo ah aqoon-is-weedaarsi socon doona muddo saddex maalmood islamarkaana ay ka soo qeyb galeen Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo Bulshada Rayidka ayaa maanta ka...















