Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

In ka badan 20 qof oo laga soo bad-baadiyay xeebaha maamulka Puntland

BOOSAASO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dooni ay la socdeen 23 Soomaali ah laga soo...

Guddoomiyaha cusub ee Hey’adda Qaxootiga oo maanta xilka la wareegtay

MUQDISHO (SMN)  - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay marwo Safiyo Xasan...

XOG: Taliyaha Sirdoonka dalka Kenya oo booqasho ku tegay magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Wafdi uu Hogaaminayo Taliyaha Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Kenya, Nuuradiin Xaaji ayaa socdaalkii ugu horreeyay tan iyo markii xilkaas uu qabtay lagu...

Sawirro: Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay Shiinaha

BEIJING (SMN) -  Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiimaha Danjire Cawaale Cali Kulane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay xafladda furitaanka shirka 11-aad ee Madasha Nabadda...

Taliyaha cusub ee ciidamada Xoogga dalka oo gaaray Galgaduud + Ujeedka

DHUUSAMAREEB (SMN) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, General  Ibraahim Sheekh Muxyadiin Cadow iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Galgacad ee gobolka...

Sawirro: Maxay ka wadahadleen Axmed Madoobe iyo taliyaha milatariga Kenya?

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Sabtidii magaalada Kismaayo kulan kula qaatay taliyaha ciidamada milatariga Kenya (KDF),Gen Francis Omondi...

Maxaa ka jira in hub iyo gaadiid dagaal la geliyay magaalada Garoowe?

GAROOWE (SMN) - War qoraal ah oo ka soo baxay taliska qaybta booliska gobolka Nugaal ayaa lagu beeniyey wararka sheegaya in hub iyo gaadiid...

Mareykanka oo ciidamo cusub u tababaray Jubbaland + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa tababar mudo socday usoo xiray qeyb kamid ah Ciidamada ilaalada...

Madaxweynaha JFS oo ubax dhigay Taalada Daljirka Daahsoon + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya halyeeyadii Soomaaliyeed ee naftooda u huray ka mira-dhalinta halgankii xornimada...

Faahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Shabeelaha Dhexe + Khasaaraha

RUUN-NIRGOOD (SMN) - Warar kala duwan ayaa waxay ka soo baxayaan qarax miino oo sababay dhimasho iyo dhaawac, kaas oo maanta ka dhacay deegaanka...

WARAR KALE

South West State cabinet reviews security, floods and youth employment

BAIDOA, Somalia — South West Somalia's cabinet has discussed security, flooding risks, youth employment and the delivery of basic public services at a meeting...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed?

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed kaas oo looga...

South West State steps up El Niño preparations amid flood fears

BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia's South West state have stepped up preparations for possible flooding as seasonal rains linked to El Niño are...