Sawirro: Guddoomiye Madaale oo la kulmay Duqa magaalada Bolnas
MUQDISHO (SMN) - Maamulka Gobolka Banaandir ayaa kulan sagootin ah xalay u sameeyay wafdiga uu hogaaminayo Duqa Magaaladda Bolnas ee dalka Sweden Md. Cabdullahi...
Ciidamada ammaanka oo howlgallo ka sameeyay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska oo kaashanaya ciidanka Boolis Milataaro ayaa xalay howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan...
Wararkii ugu dambeeyay xiisadda siyaasadeed ee maamulka Puntland
GAROOWE (SMN) - Xildbibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo saacadihii lasoo dhaafay gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed ka bilaabay...
Sawirro: Sidee madaxweyne Xasan Sheekh loogu soo dhaweeyay Qatar?
DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkan oo ay uga bilaabatay booqasho...
Xiisad dagaal oo maanta ka taagan duleedka magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo duleedka magaalada Garoowe ee gobolkaasi.
Xiisadda ayaa timid,...
Aqriso: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magacaabis sameeyay
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Mako Maxamuud Muuse in ay noqoto Lataliyaha Madaxweynaha ee...
Xildhibaan Ceymoy oo war kasoo saaray dagaal beeleedyada gobolka Sh/Dhexe
JOWHAR (SMN) - Xildhibaan Maxameyd Cumar Ceymoy oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa si kulul uga hadlay dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday gobolka Shabeelaha Dhexe,...
In ka badan 20 ruux oo ku dhintay fatahaadda magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Ugu yaraan 22 Ruux ayaa ku dhintay Magaalada Baladweyne, halka in ka badan 200 oo kun ay barakaceen kadib markii daadad...
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal mar kale ka qarxay duleedka Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo ayaa mar kale maanta ka qarxay deegaanada Samakaab iyo DhabanSaar oo...
Booliska Soomaaliya iyo Interpol oo soo qabtay eedeysane baxsad ahaa
MUQDISHO (SMN) - Booliska Soomaaliya iyo booliska adduunka ee Interpol oo iskaashanaya ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane Zakariye Cali Axmed Cosobow oo loo haysto...














