Madaxweynaha Soomaaliya oo dalab culus u gudbiyay Golaha Ammaanka
NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si faah faahsan...
Wasaaradda Amniga XFS oo digniin kasoo saartay hubka sharci darrada ah
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa awaamiir adag kasoo saartay hubka sharci darrada ah ee aan ka diiwaan gashaneyn wasaaradda.
War...
Sawirro: Golaha Wasiirada Puntland oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Garoowe
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-gurdoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga Caasimadda iyo guud...
Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle oo kulamo ka wada Beledweyne + Sawirro
BELEDWEYNE (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle, Mudane Yuusuf Dabageed oo haatan ku sugan Beledweyne ayaa kulan isugu yeeray saraakiisha ATMIS iyo kuwa Booliska...
Maxkamadda G/Banaadir oo la horgeeyay saraakiil loo haysto musuq-maasuq
MUQDISHO (SMN) - Xeer ilaalinta qaranka ayaa maanta Maxkamadda Gobolka Banaadir horgeysay illaa saddex sarkaal oo loo heysto xatooyo xoolo dadweyne.
Saraakiisha lasoo xiray ayaa...
Shir u dhexeeyo DF iyo Beesha Caalamka oo ka furmay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay Kulan heerkiisu sarreeyo oo looga hadlayo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wasiirka difaaca dalka Mareykanka
WASHINGTON (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka,...
DF Soomaaliya oo shaacisay inay howlgal ku dishay 45 ka tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka NISA iyo saaxiibada...
Ciidamada ammaanka DFS oo soo xiray rag ka ganacsanayay maandooriyaha
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir Mahadi Cumar Muumin oo loo yaqaano (Macallin Mahdi) ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta...
Puntland oo war cusub kasoo saartay xaaladda guud ee magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha gobolka Nugaal, Cawil Mataan iyo saraakiisha Booliska ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Garoowe, kadib markii ay maalin kahor ku wada...














