Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo Linda Thomas-Greenfield?

WASHINGTON (SMN) - Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa magaalada Washington DC, kula kulantay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Danjire Linda...

Faahfaahin ku saabsan qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax caawa ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.   Qarax...

Khasnada dowladda oo laga waayay lacag dhan 21 milyan oo doolar

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Hantidhawrka guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer- ilaaliyaha guud ee Qaranka Warbixin Baariseed Fatash ah (Forensic Audit Report)...

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo ka arrinsaday wadahadallada Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa kullan muhiim ah la qaatay safiirka...

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo iyo weerar toos ah oo ka dhacay Baardheere

BAARDHEERE (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ismiidaamin ahaa oo maanta lagu qaaday xero lagu tabbabaro ciidamada...

Qaraxyo xoogan oo maanta ka dhacay magaalada Baardheere

BAARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in goordhow weerar culus lagu qaaday xero ciidan oo ku taalla degmada Baardheere...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq culus kasoo saaray dagaalka Garoowe

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka tacsiyeeyey muwaadiniinta birmo-geydada ah ee ku nafwaayey dagaalka maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad-goboleedka Puntland.   Madaxweynaha...

Ra’iisul wasaare Xamza iyo Qoor Qoor oo u ambabaxay safar dibadeed

RIYAD (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay u ambabaxay waddanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo uu kusoo gudan...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Duqa Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xalay guddoomiyay shir muhiim ah oo ka dhacay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.   Kulanka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Mareykanka + Ujeedka

WASHINGTON (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada...

WARAR KALE

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...

Somalia joins regional talks on marine conservation and climate change in Tanzania

DAR ES SALAAM – Somalia is participating in the 12th Conference of Parties to the Nairobi Convention (COP12) in Tanzania, with discussions focusing on...

Trump urges Minnesotans to ‘fight back’ against Somali immigrants

WASHINGTON - US President Donald Trump on Thursday continued his long-running attacks on Somalis by urging Minnesotans to "fight back" against the Somali community...