Wararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay duleedka Beledxaawo + Khasaaraha
BELEDXAAWO (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta qarax miino oo khasaaro geystay uu ka dhacay duleedka degmada Beledxaawo ee...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo war cusub ka soo saaray xiisadda Baraawe
BARAAWE (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo la hadlay warbaahinta ayaa si adag uga hadlay xiisadda magaalada Baraawe...
Sawirro: Taliyeyaasha cusub ee ciidanka Xoogga dalka oo xilalka la wareegay
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xilalka u kala wareejiyey taliyaha cusub ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Ibraahim...
Dagaal culus oo goordhow dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in haatan dagaal culus uu ka qarxay duleedka Laascaanood, kaas oo u dhexeeyo...
40 tahriibeyaal ah oo lagu la’yahay xeebaha dalka Talyaaniga
ROME (SMN) - In ka badan 40 qof ayaa la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga,...
Ciidamadii ugu badnaa oo ka soo baxay jiida hore ee dagaalka Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa dadka deegaanka ay isaga...
Kenya oo war kasoo saartay weerarada Al-Shabaab ee ku soo kordhaya dalkaasi
NAIROBI (SMN) - Xoghayaha wasaaradda arrimaha gudaha Kenya Anne Nigetichi ayaa hoos u dhigtay cabsida laga qabo in dib loo furo xuduuda Soomaaliya ay...
Faahfaahino ka soo baxaya duqeyn culus oo ka dhacday gobolka Gedo
GARBAHAAREY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ee koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ay gobolkaasi duqeyn culus...
Wafdi xal raadin ah oo gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose
BARAAWE (SMN) - Wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa gaaray magaallo xeebeedka Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Wafdigan ayaa waxaa...
Sawirro: Taliyaha hoggaanka CID-da Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Kenya
NAIROBI (SMN) - Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada (CID) Somaaliya, Col. Maxamed Cabdiwahab Shikh Maxamed (Anwar) oo booqasho shaqo u jooga Dalka Kenya, ayaa la...















