Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay waddo loogu magac-daray Cali Mahdi

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho ka dhagax-dhigay Waddo...

Faahfaahino ka soo baxaya dagaal beeleed ka dhacay gobolka Mudug

GAALKACYO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka deegaanka Afbarwaaqo ee...

Sawirro: Maxay ka wadahadleen Axmed Madoobe iyo Maxamuud Macalin?

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galay caleema-saarka Ordogan + Sawirro

ANKARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan...

Golaha wasiirada maamulka HirShabelle oo ansixiyay degmooyin cusub + Sawirro

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Shir-guddoomiyey Kulanka Golaha Wasiirada ee Dowladda Hirshabeelle.   Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay Arrimaha...

Sawirro: Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle, qeybna ka yihiin Wasiiradda Gargaarka Dowladd...

Xamza “Xukuumadda waxaa ka go’an inay ka hortagto wararka been abuurka ah”

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Aragti-wadaagga Xakameynta Faafinta Wararka Been abuurka ah iyo...

Xildhibaanada BF Soomaaliya oo dood ka yeeshay wax ka beddalka Dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta dood adag ka yeeshay mooshinka muddo kordhinta madaxweynaha iyo labada aqal oo horay golaha loo...

Al-Shabaab oo weerar khasaare geystay ka fulisay dalka Kenya

NAIROBI (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyahanada Al Shabaab ku qaadeen Ciidamo ka tirsan...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Turkiga + Sawirro

ANKARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga, halkaas...

WARAR KALE

Jubaland oo la wareegtay maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo

BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda

Muqdisho, Soomaaliya –  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay...

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...