Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: R/W Xamza oo bilaabay kulamo lagula xisaabtamayo wasaaradaha DF

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta bilaabay kulamo muhiim ah oo uu la yeelanayo Wasaaradaha,...

Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay oo soo gaartay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa'uud Aweys Jaamac iyo mas'uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan ayaa garoonka Diyaaradaha Aadan...

Sawirro: Shirweyne muhiim ah oo maanta ka furmay magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa manta ka furmay Shirka Madasha Xiriirka Arrimaha bin'aadanimada, kaas oo ay ka qayb-galaan...

Kulankii xildhibaanada Golaha Shacabka oo kooram la’aan u baaqday

MUQDISHO (SMN) - Waxaa maanta kooram la'aan u baaqday kulan xasaasi ah oo ay lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka, kadib markii ay soo xaadiri waayeen...

QM oo la filayo in ay go’aan ka soo saarto dagaalka ka socda Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Golaha Ammaanka ee QM ayaa berri la filayaa in ay war kasoo saaran markale xaaladda Laascaanood, inkasta oo warkan la filayay...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay dhiggiisa dalka Sacuudiga

RIYAAD (SMN) - Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta magaalada Riyaad ee dalka Boqortooyadda Sucuudi...

Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay maandooriye iyo raggii waday + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay gacanta ku soo dhigay maandooriye lasoo gelinayay gudaha caasimada, kaas...

Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay wasiir ka socda Jarmalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru dowlaha Horumarinta iyo Iskaashiga Dhaqaalaha...

Sawirro: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo gaaray dalka Sacuudiga

RIYAAD (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Riyaad...

Taliye ku xigeenkii ciidamada Somaliland oo isku dhiibay SSC-Khaatumo

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta bariga magaalada Laascaanood lagu soo dhoweeyay taliye ku xigeenkiii ciidamada milatariga Somaliland,...

WARAR KALE

Jubaland oo la wareegtay maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo

BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda

Muqdisho, Soomaaliya –  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay...

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...