Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Isimada SSC-Khaatumo ee ku sugan Muqdisho oo war cusub soo saaray

MUQDISHO (SMN) - Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo ka mid ah Isimada Dhaqanka SSC ee haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo...

Dowladda Mareykanka oo duqeyn ku dishay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Taliska Militeriga Mareykanka ee Africa ayaa shaaciyay inuu duqeyn cirka ah ka fuliyay 1-dii bishan saldhig Al-Shabaab ku leedahay Koonfurta dalka...

Ciidamada Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Jubbada Hoose

KISMAAYO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maamta ciidamada sida gaarka ah u tababaran Danab ay ka...

MW Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay aqbalaadda codsiga Soomaaliya ee EAC

MUQDISHO (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay...

Sawirro: Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan gaar ah magaalada Muqdisho kula qaatay qaar ka mid ah Garaadada...

Sawirro: Ciidamada DF iyo kuwa ATMIS oo howlgal ka sameeyay duleedka Balcad

BALCAD (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa ATMIS ayaa maanta howlgal wadajir ah ka sameeyay inta u dhexeysa degmada Balcad iyo deegaanka...

Al-Shabaab iyo ATMIS oo madaafiic isku weydaarsaday degmada Qoryooley

QORYOOLEY (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday madaafiic oo ay xalay saq-dhexe Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada Uganda...

Ciidamo gadoodsan oo hakad-geliyay dhaq-dhaqaaqa degmada Buulo-burde

BUULO-BURDE (SMN) - Wararka laga helayo Hiiraan ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo degmada Buulo-burde ee gobolkaasi, kadib markii ay magaalada...

Xamza “Shacabka Soomaaliyeed marti kama sii ahaan doono masiirkooda”

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Feredaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey shirka golaha wasiiradda ayaa sheegay in Xukuumadda looga fadhiyo...

Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo qaabilay wafdi ka socda dalka Finland + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa kulan la qaatay Eero Koskenniemi oo ka socda...

WARAR KALE

Jubaland oo la wareegtay maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo

BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda

Muqdisho, Soomaaliya –  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay...

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...